Xusuusta Maalintii Madoobeyd ee Zoobe — 14 October 2017.
Maanta oo kale, siddeed sano ka hor — 14-kii October 2017 — waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay qaraxii ugu weynaa ee taariikhda Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika laga diiwaangeliyey.…
Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe oo shacabka u hambalyeeyay munaasabadda 71-aad ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed.
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 71-aad ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed, oo…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, iyadoo diiradda la saaray xoojinta xiriirka labada Dal.
Addis Ababa, 12 Oktoobar 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa, caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Danjiraha Qatar, isagoo gudbiyay tacsi rasmi ah Muqdisho, 12 Oktoobar 2025.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, kulankaas oo diiradda…
Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle oo Sagootiyey Xubno ka Tirsan Macawiisleyda kasoo kabtay dhaawacyadii dagaalka.
Muqdisho, 17 Agoosto 2025 – Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed), ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku sagootiyey 50 xubnood oo…
Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo Dhuusamareeb Ka Daahfuray Imtixaanka Fasalka 8-aad.
Dhuusamareeb, Sabti, 21ka Juun 2025 – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Maxamed Xaashi Dhoore, ayaa si rasmi ah uga daahfuray magaalada Dhuusamareeb Imtixaanaadka…
Dadka Reer Venezuela oo Taageero u Muujiyay Dowladda Iran.
Caracas – 20 Juun 2025 – Kumanaan qof oo reer Venezuela ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada Caracas Khamiistii, iyaga oo si buuxda u muujiyay taageeradooda Dowladda Islaamiga ah…
Kremlin: Bariga Dhexe Wuxuu Kusii Dhacayaa God Xasilooni-darro iyo Dagaal
Moscow – Jimce, 20-ka Juun, 2025W/Q: Mohamed Abdi Koblehshe | xamarcade.com Dowladda Ruushka ayaa Jimcihii ka digtay xaaladda sii xumaaneysa ee Bariga Dhexe, iyadoo sheegtay in gobolka uu si degdeg…
Weerar Gantaal oo Xooggan oo Ku Dhacay Beersheba – Xaaladihii Ugu Dambeeyay ee Xiisadda Iran iyo Israa’iil
Beersheba – Jimce, 20-ka Juun 2025 W/Q: Mohamed Abdi Koblehshe | xamarcade.com Waxaa xalay saqdii dhexe weerarro gantaallo ah si toos ah loogu beegsaday magaalada Beersheba ee koonfurta Israa’iil, taas…
Natiijada Doorashada Kursiga #HOP058 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-
Hirshabeelle – 20ka Juun, 2025: Waxaa maanta si rasmi ah xarunta Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle uga dhacday doorashada kursiga #HOP058 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi…


Golaha Amniga Midowga Afrika oo ka Doodaya Talaabadii Isra’il.
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Dhuusamareeb ku Soo Xiray Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage.
Sawirro+Dhuusamareeb iyo Maalinta Saddexaad ee Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage oo Gashay Kalkeedii 9-aad.
Guriceel: Booliska oo Gacanta ku Dhigay Askari Dad Shacab ah ku Dhaawacay Bartamaha Magaalada.
25-ka December: Maalinta Doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir oo Hal Maalin Kaliya ay ka Harsan Tahay.
Ciidamada Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyey Deegaanno ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.
Xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS oo Ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka 2026.
Maxaa Lagu Sii Daayey Wariyaashii lagu xiray Dhusamareb? Maxayse Ka Dheheen Xariggooda?

































































