20 Suxufi oo Galkacyo looga Furay Aqoon-is-weydaarsi ku Saabsan Tebinta Xuquuqda Aadanaha, Khilaafaadka iyo Dhismaha Nabadda.

Galkacyo – Magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa si rasmi ah looga furay aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo loogu talagalay wariyeyaasha ka howlgala deegaannada Galmudug. Tababarkan oo diiradda lagu saarayo tebinta…

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo Xafiiskiisa ku Qaabiley Wafdi ka Socday Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Muqdisho – Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.…

Wasiirka Amniga Gudaha oo Shir Muhiim ah Guddoomiyay si loo Dardargeliyo Howlaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Muqdisho – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta guddoomiyay shir muhiim ah oo diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda…

Sidee loo soo qabtay Ninkii Toogashada ka baxday hadase la hayo iyadoo Tiirka la gaynayo?

Ciidamada Galmudug iyo Macawisleyda ayaa Gacanta ku Dhigay C/qani Suleymaan Jaamac (Sayloor) oo Horey uga Baxsaday Xabsiga Gaalkaacyo Ciidamada oo kaashanaya Macawisleyda Deegaanka ayaa gacanta ku dhigay C/qani Suleymaan Jaamac…

Roobabkii ka da’ay Muqdisho oo sababay khasaare naf iyo hantiyeed.

Roobabkii daadadka watay ee saacadihii la soo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. Xaafado badan oo ka tirsan caasimadda ayaa la…

Waa sidee Xaalada Dagaal ee Dalalka Hindiya iyo Pakistan?

Hindiya iyo Pakistan oo isku raacay xabbad-joojin iyo wadahadal rasmi ah Dalalka Hindiya iyo Pakistan ayaa isku raacay in la joojiyo colaadda ka aloosan xadka gobolka Kashmir, iyagoo sidoo kale…

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Qof iyo Cod oo Si Habsami Leh uga Socota 13 Degmo oo Gobolka Banaadir ka Tirsan

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si habsami leh uga wada 13 degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka dalka ee ku saleysan nidaamka qof…

Xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya: Danaysi mise Saaxiibtinimo Dhab ah?

Dowladda Turkiga waxaa lagu yaqaannaa siyaasad ku dhisan dan gaar ah, taasoo mar walba u janjeerta halkii ay danaha qarankeeda ugu badan yihiin. Saaxiibtinimadeedu ma aha mid sal adag oo…

Turkiga oo Muqdisho Keenaya Diyaaradaha Dagaalka ee Bayraktar Akıncı si loo Xoojiyo La-dagaallanka Al-Shabaab.

Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa inay keento Muqdisho diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee casriga ah ee Bayraktar Akıncı, si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.…

Wiil Yamani ah oo Qaxooti ku ah Garoowe oo La Jirdilay – Tallaabo Degdeg ah oo Laga Qaatay”

Maxamed Caadil, waa 8 jir Yamani ah oo qaxooti ku ah Garoowe. Wuxuu dusha ka saaran yahay qayb ka mid ah mas’uuliyadda qoyskiisa, isagoo suuqyada Garoowe ku wareejiya tusbax, si…