Golaha Amniga Midowga Afrika oo ka Doodaya Talaabadii Isra’il.
Golaha Amniga Midowga Afrika ayaa maanta shir muhiim ah ka wada xarunta Midowga Afrika, kaas oo looga hadlayo arrimaha siyaasadda iyo amniga gobolka Geeska Afrika. Kulankan ayaa si gaar ah…
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Kormeer Shaqo ku Sameeyay Fariisimaha Ciidanka ee Magaalada Beledweyne.
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa maanta kormeer…
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Dhuusamareeb ku Soo Xiray Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage.
Dhuusamareeb, Khamiis, 01 Janaayo 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Machadka Heritage,…
Madaxweynaha Galmudug oo Garoonka Ugaas Nuur kusoo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeyb galaya xiritaanka Madasha Heritage.
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah ugu soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi…
Sawirro+Dhuusamareeb iyo Maalinta Saddexaad ee Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage oo Gashay Kalkeedii 9-aad.
Magaalada Dhuusamareeb, oo ah caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa maalintii saddexaad si rasmi ah u martigelinaysa Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage, taas oo sanadkan gashay kalkeedii 9-aad. Madashan oo noqotay…
Guriceel: Booliska oo Gacanta ku Dhigay Askari Dad Shacab ah ku Dhaawacay Bartamaha Magaalada.
Ciidamada Booliska magaalada Guriceel ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa ku guulaystay soo qabashada askari ka tirsan Ciidamada Milatariga Soomaaliya, kaas oo lagu eedeeyey inuu dhaawac u geystay dad shacab ah,…
25-ka December: Maalinta Doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir oo Hal Maalin Kaliya ay ka Harsan Tahay.
25-ka December waa maalin taariikhi ah oo u asteeysan shacabka ku nool Gobolka Banaadir, maadaama ay tahay maalinta si rasmi ah loo qabanayo doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir. Hal maalin…
Ciidamada Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyey Deegaanno ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) iyo dadka deegaanka, ayaa fuliyey howlgal amni oo si heer sare ah loo qorsheeyey, kaas oo lagu beegsaday…
Xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS oo Ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka 2026.
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Baarlamaanka, iyagoo si rasmi ah u ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026, taas oo…
Maxaa Lagu Sii Daayey Wariyaashii lagu xiray Dhusamareb? Maxayse Ka Dheheen Xariggooda?
Dhuusamareeb – 21/12/2025 Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa bishan 17-keedii lagu xiray laba wariye oo ka howlgala warbaahinta, kuwaas oo muddo afar maalmood ah ku jiray saldhigga Booliiska…