Waa sidee Xaalada Dagaal ee Dalalka Hindiya iyo Pakistan?
Hindiya iyo Pakistan oo isku raacay xabbad-joojin iyo wadahadal rasmi ah Dalalka Hindiya iyo Pakistan ayaa isku raacay in la joojiyo colaadda ka aloosan xadka gobolka Kashmir, iyagoo sidoo kale…
XOG MUHIIM AH: Xeebaha Afrika oo ay kusoo caariyeen Kumanaan Nebiriya! Maxay tahay sababtu?
Sanadkan, xeebaha qaaradda Afrika waxaa si aan caadi ahayn ugu soo caariyay tiro aad u badan oo Nebiriya ah – nooc ka mid ah kalluunka badda ku nool. Dadka deegaanka,…
Raila Odinga Oo Ka Hadlay Guuldarradiisa Doorashadii Guddoomiyaha Midowga Afrika
Raila Odinga, musharraxii looga adkaaday xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika, ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Addis Ababa, isagoo shaaca ka qaaday inuu dib ugu laabanayo dalkiisa Kenya si uu u sii…
Hamas oo sii deysay 3 maxaabiis iyo Israel oo laga sugayo 369 ruux
Xamaas ayaa deegaanka Khan-Yonis ku sii daayey saddex maxaabiis oo Israel ah oo lagu kala magacaabo Alexander Trufanov, Sagui Dekel-Chen iyo Yair Horn. ,Xamaas ayaa maxaabiistaasi ku wareejisay hey’adda Laanqeyrta…

