Wafdiga Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo Booqasho Shaqo ku Tegay Azerbaijan.

Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, kana kooban howlwadeenno sare oo uu hoggaaminayo Wasiir Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa booqasho shaqo oo rasmi ah ku…

Empowering Future Media Professionals: Comprehensive Digital Media Training Initiative in Dhusamareb.

The act of recognizing effort—no matter how small—has the power to strengthen commitment and inspire continued service. Throughout my career in media, I have learned that integrity, dedication, and a…

Fadhiga 4aad ee Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud oo Maanta lagu Qaaday Kiiska Dilka Hooyada iyo Gabadheeda.

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa maanta mar kale fariisatay fadhiga afraad ee dhageysiga kiiska murugada badan ee ka dhashay dilkii Hooyo iyo Gabadheeda, dhacdadan oo dhowaan gilgishay bulshada gobolka iyo…

Faah faahin Ciidamada Deegaanka oo Howlgal qorshaysanka Fuliyay Deegaanka Dumaaye Gobolka Mudug.

Ciidamada Xaq-u-diriirka Deegaanka ee ka howlgala gobolka Mudug ayaa xalay fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Dumaaye, oo dhanka waqooyi kaga beegan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Howlgalkan oo…

Qaban-qaabada Caleemo-saarka Caaqilka Guud ee Beesha Yabardhowrakace oo si Habsami Leh uga Socota Magaalada Dhuusamareb.

Dhuusamareb, Soomaaliya – Qaban-qaabada caleemo-saarka Caaqilka Guud ee Beesha Yabardhowrakace, Caaqil Sheikh Abdinasir Sheikh Ahmed Sheikh Abdulle, ayaa si heer sare ah uga socota magaalada Dhuusamareb ee xarunta dowlad goboleedka…

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre: Internet-ka Waa Laf-dhabarta Nolosha Casriga ah, Dowladda-na Waxaa ka Saaran Mas’uuliyad Sharciyeed oo Buuxda.

Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ku nuux-nuuxsaday muhiimadda ay leedahay in dalka la helo nidaam sharci oo qeexaya isticmaalka Internet-ka, si…

Xusuusta Maalintii Madoobeyd ee Zoobe — 14 October 2017.

Maanta oo kale, siddeed sano ka hor — 14-kii October 2017 — waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay qaraxii ugu weynaa ee taariikhda Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika laga diiwaangeliyey.…

Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe oo shacabka u hambalyeeyay munaasabadda 71-aad ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed.

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 71-aad ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed, oo…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, iyadoo diiradda la saaray xoojinta xiriirka labada Dal.

Addis Ababa, 12 Oktoobar 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa, caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula…

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Danjiraha Qatar, isagoo gudbiyay tacsi rasmi ah Muqdisho, 12 Oktoobar 2025.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, kulankaas oo diiradda…