Dowlada Soomaaliya ayaa War-murtiyeed ka soo saartay Dagaalkii Cuslaa ee ka dhacay Ceel Cali-Axmed.

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka ayaa si wayn ugu jabiyay weerar nafla caari ah oo Khawaarijta Al-Shabaab ay ku soo qaadeen deegaannada Ceel Cali Axmed, Cali Fooldheere, Alkowsar…

Dagaalkii Ceel Cali-Axmed ayaa lagu jabiyey Kooxda Al-Shabaab.

Xogo dheeraad ah Ceel Cali-Axmed Dagaalkii ka dhacay ayaa lagu jabiyey Maleeshiyaadka Al-shabaab waxaana gaaray Qasaare Baaxad le iyadoona hada ay socoto tira koobka Maydadkii ay ka Carareen Ciidamada Xoogga…

NISA oo Ku Raad-Joogta Horjoogihii Al-Shabaab ee Baadda Shacabka Gobolka Banaadir.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa shaaca ka qaadday inay ku raad-joogto horjoogihii Al-Shabaab ee u qaabilsanaa baadda shacabka Gobolka Banaadir, kaas oo hadda wajahaya xannibaad dhinac walba…

Wasiirka Dekadaha oo La Kulmay Wakiilka AU: Amniga Badda & Horumarinta Dekadaha Soomaaliya ayaa Diiradda La Saaray

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna Madaxa AUSSOM, Danjire…

Xiisad Ka Taagan Ceelbuur: Shacab Careysan oo Dagaal la Galay Al-Shabaab Kadib Xarigga Dad Rayid ah.

Xiisad aad u kacsan ayaa ka taagan degmada Ceelbuur iyo deegaanada hoos yimaada, kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab (AS) ay si xoog ah u xireen dad shacab ah, taasoo keentay iska…

XOG MUHIIM AH: Xeebaha Afrika oo ay kusoo caariyeen Kumanaan Nebiriya! Maxay tahay sababtu?

Sanadkan, xeebaha qaaradda Afrika waxaa si aan caadi ahayn ugu soo caariyay tiro aad u badan oo Nebiriya ah – nooc ka mid ah kalluunka badda ku nool. Dadka deegaanka,…

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ku beegsaday Kooxda AS oo ku sugnayd Bacaadwayne Gobolka Mudug.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo ciidamada deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay magaalada Bacaadwayne ee Koonfurta gobolka Mudug, halkaas oo ay ku sugnaayeen kooxaha Khawaarijta oo dhibaatooyin ba’an ku…

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in wada hadallada kala dhaxeeya Itoobiya ka billowdeen Turkiga.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in wada hadallo muhiim ah ay ka billowdeen dalka Turkiga, kuwaas oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Wada hadalladan ayaa daba…

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo dhagax-dhigay Dugsi Qur’aan casri ah looguna talagalay Agoonta Booliska.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa dhagax-dhigay dhismaha Dugsi Qur’aan oo casri ah, kaas oo si gaar ah loogu dhisayo carruurta agoonta ah ee Booliska Soomaaliyeed.…

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo UNSOM oo ka wada hadlay horumarka iyo Amniga Muqdisho+Sawirro.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay sii hayaha ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u…