Xisbiga Towfiiq oo soo Xiray Tababarka Wakiillada Doorashada Banaadir una diyaar garoobay 25 December.
Guddoomiyaha Xisbiga Towfiiq, Dr. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka wakiillada goobaha codbixinta ee Doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, tababar ballaaran oo Xisbigu…
Muqdisho oo Taariikh Cusub Qortay: Shirweynaha 7-aad ee Adkeysiga Dhallinyarada oo Si Rasmi ah Looga Furay Caasimadda.
Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Isaak Maxamuud Mursal, ayaa Sabtidii si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Adkeysiga Dhallinyarada (7th Youth Resilience Conference), kaas oo…
Madaxwaynaha Soomaaliya oo Dhallinyarada Soomaaliyeed Ku Booriyey Ka Qeybgalka Doorashooyinka Iyadoo Mucaaradku Kismaayo Ku Shirsan Yihiin.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa fariin muhiim ah u diray dhallinyarada Soomaaliyeed, isaga oo ku dhiirrigelinaya ka qeybgalka doorashooyinka dalka, xilli mucaaradka siyaasadeed ay magaalada Kismaayo ku…
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay xuska sanad-guuradii 82-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga qeyb galay munaasabadda xuska sanad-guuradii 82-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, taas oo ka socota Xarunta Tababarka Janaraal Kaahiye ee…
Wafdiga Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo Booqasho Shaqo ku Tegay Azerbaijan.
Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, kana kooban howlwadeenno sare oo uu hoggaaminayo Wasiir Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa booqasho shaqo oo rasmi ah ku…
Empowering Future Media Professionals: Comprehensive Digital Media Training Initiative in Dhusamareb.
The act of recognizing effort—no matter how small—has the power to strengthen commitment and inspire continued service. Throughout my career in media, I have learned that integrity, dedication, and a…
Fadhiga 4aad ee Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud oo Maanta lagu Qaaday Kiiska Dilka Hooyada iyo Gabadheeda.
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa maanta mar kale fariisatay fadhiga afraad ee dhageysiga kiiska murugada badan ee ka dhashay dilkii Hooyo iyo Gabadheeda, dhacdadan oo dhowaan gilgishay bulshada gobolka iyo…
Faah faahin Ciidamada Deegaanka oo Howlgal qorshaysanka Fuliyay Deegaanka Dumaaye Gobolka Mudug.
Ciidamada Xaq-u-diriirka Deegaanka ee ka howlgala gobolka Mudug ayaa xalay fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Dumaaye, oo dhanka waqooyi kaga beegan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Howlgalkan oo…
Qaban-qaabada Caleemo-saarka Caaqilka Guud ee Beesha Yabardhowrakace oo si Habsami Leh uga Socota Magaalada Dhuusamareb.
Dhuusamareb, Soomaaliya – Qaban-qaabada caleemo-saarka Caaqilka Guud ee Beesha Yabardhowrakace, Caaqil Sheikh Abdinasir Sheikh Ahmed Sheikh Abdulle, ayaa si heer sare ah uga socota magaalada Dhuusamareb ee xarunta dowlad goboleedka…
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre: Internet-ka Waa Laf-dhabarta Nolosha Casriga ah, Dowladda-na Waxaa ka Saaran Mas’uuliyad Sharciyeed oo Buuxda.
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ku nuux-nuuxsaday muhiimadda ay leedahay in dalka la helo nidaam sharci oo qeexaya isticmaalka Internet-ka, si…


Golaha Amniga Midowga Afrika oo ka Doodaya Talaabadii Isra’il.
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Dhuusamareeb ku Soo Xiray Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage.
Sawirro+Dhuusamareeb iyo Maalinta Saddexaad ee Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage oo Gashay Kalkeedii 9-aad.
Guriceel: Booliska oo Gacanta ku Dhigay Askari Dad Shacab ah ku Dhaawacay Bartamaha Magaalada.
25-ka December: Maalinta Doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir oo Hal Maalin Kaliya ay ka Harsan Tahay.
Ciidamada Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyey Deegaanno ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.
Xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS oo Ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka 2026.
Maxaa Lagu Sii Daayey Wariyaashii lagu xiray Dhusamareb? Maxayse Ka Dheheen Xariggooda?

































































