Dhuusamareeb waxaa lagu qabtay Xuska Maalintii la aas aasay Ciidamada Asluubta Soomaaliya oo laga joogo 55 Sano.

Munaasabadda Maalinta Aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo ciidamada ay soo bandhigeen dhoolatus. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Galmudug,…

Wasiir fiqi ayaa Siciid Dani ku eedeeyey inuu diiday in Dowladu ka qayb qaadato Dagaalka Daacish.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, uu diiday kaalmada Dowladda Federaalka ee lagu…

Weerar Qasaare gaystay ayaa Ciidamada Macawisleey ku qaadeen Deegaanka Dabagalo.

Ilo deegaanka ah ayaa sidoo kale sheegay in weerarka uu dhacay saqdii dhexe, iyadoo la maqlayay dhawaqa rasaas culus iyo qaraxyo waaweyn oo gilgilay deegaanka Dabagalo. Goob-joogayaal ayaa sheegay in…

Dowlada Soomaaliya ayaa War-murtiyeed ka soo saartay Dagaalkii Cuslaa ee ka dhacay Ceel Cali-Axmed.

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka ayaa si wayn ugu jabiyay weerar nafla caari ah oo Khawaarijta Al-Shabaab ay ku soo qaadeen deegaannada Ceel Cali Axmed, Cali Fooldheere, Alkowsar…

Dagaalkii Ceel Cali-Axmed ayaa lagu jabiyey Kooxda Al-Shabaab.

Xogo dheeraad ah Ceel Cali-Axmed Dagaalkii ka dhacay ayaa lagu jabiyey Maleeshiyaadka Al-shabaab waxaana gaaray Qasaare Baaxad le iyadoona hada ay socoto tira koobka Maydadkii ay ka Carareen Ciidamada Xoogga…

NISA oo Ku Raad-Joogta Horjoogihii Al-Shabaab ee Baadda Shacabka Gobolka Banaadir.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa shaaca ka qaadday inay ku raad-joogto horjoogihii Al-Shabaab ee u qaabilsanaa baadda shacabka Gobolka Banaadir, kaas oo hadda wajahaya xannibaad dhinac walba…

Wasiirka Dekadaha oo La Kulmay Wakiilka AU: Amniga Badda & Horumarinta Dekadaha Soomaaliya ayaa Diiradda La Saaray

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna Madaxa AUSSOM, Danjire…

Xiisad Ka Taagan Ceelbuur: Shacab Careysan oo Dagaal la Galay Al-Shabaab Kadib Xarigga Dad Rayid ah.

Xiisad aad u kacsan ayaa ka taagan degmada Ceelbuur iyo deegaanada hoos yimaada, kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab (AS) ay si xoog ah u xireen dad shacab ah, taasoo keentay iska…

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ku beegsaday Kooxda AS oo ku sugnayd Bacaadwayne Gobolka Mudug.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo ciidamada deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay magaalada Bacaadwayne ee Koonfurta gobolka Mudug, halkaas oo ay ku sugnaayeen kooxaha Khawaarijta oo dhibaatooyin ba’an ku…

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in wada hadallada kala dhaxeeya Itoobiya ka billowdeen Turkiga.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in wada hadallo muhiim ah ay ka billowdeen dalka Turkiga, kuwaas oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Wada hadalladan ayaa daba…