Galmudug oo Daah-furtay Shir Ku Saabsan Saameynta Isbeddelka Cimilada ee Nabadgelyada iyo Cadaaladda

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid, ayaa daah-furay shir muhiim ah oo diiradda lagu saarayay saameynta isbeddelka cimiladu ku yeelato nabadda, amniga iyo cadaaladda. Shirka waxaa ka qaybgalay…

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa dhagaysatay Kiiskii ugu adkaa oo ah Askari Miino dhigayey.

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta dhageysatay eedaha loo heysto Tahliil Axmed Fiidow Caraale, oo horay uga tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka balse la sheegay inuu markii dambe…

Laba Wiil oo Dhalinyaro ah oo Lagu Dilay Deegaanka Galo

Faahfaahin Ku Saabsan Dilka Laba Dhalinyaro Ah oo Ka Dhacay Deegaanka GaloWararka naga soo gaaraya deegaanka Galo, oo qiyaastii 40km Bari ka xiga Dhuusamareeb, ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu…

Hanti-dhowre Guutaale oo soo jawaabay kadib tallaabadii Maxkamadda gobolka

Hanti-dhowaraha Guud ee Qaranka, Mudane Axmed Ciise Guutaale oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si deg deg ah uga jawaabay tallaabadi ay maanta qaaday Maxkamadda Gobolka Banaadir oo isaga ku eedeysay…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA MEERTADA 38-AAD EE MIDOWGA AFRIKA.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha dalalka Midowga Afrika, oo ka socda magaalada Addis Ababa ee…

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay madaxa bisha cas ee dalka Kuwait

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Safiirka Dowladda Soomaaliya ee Kuwait, Dr. Cabdullaahi M. Sheekh Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxa Ururka…