Xildhibaano Ka Tirsan Labada Aqal oo Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ku Eedeeyay Qalalaasaha Siyaasadeed ee Dalka.

Muqdisho – 15ka May 2025: Ku dhowaad 101 xildhibaan oo ka kala tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah war-saxaafadeed adag uga…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taallada SYL Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Muqdisho, Soomaaliya – 15-ka May 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ubax dhigay Taallada Ururka SYL ee ku taalla magaalada Muqdisho, isagoo si rasmi ah…

GALGADUUD: Duqeyn Lagu Burburiyay Gaadiid Dagaal oo Ay Lahaayeen Khawaarijta oo Ka Dhacday Deegaanka Coosweyne.

Coosweyne, Galgaduud – Duqeyn culus oo lala beegsaday gaadiid dagaal iyo xarumo ay lahaayeen kooxda Khawaarijta Al-Shabaab ayaa ka dhacday deegaanka Coosweyne ee gobolka Galgaduud, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka…

Dagaal-yahan Hore oo Ka Tirsanaa Khawaarijta oo Isku Soo Dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Buulo-Mareer, Shabeelaha Hoose – Maxamed Ciise Cismaan Cosoble, oo kooxda Khawaarijta loogu yiqiinay magaca afgarashada ah “Seefulaah,” ayaa si iskiis ah isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan…

Soomaaliya & Turkiga: Iskaashi Cusub oo Dhinaca Amniga ah oo Laga Wada Hadlay Muqdisho.

Muqdisho – Wasiirka Difaaca Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula yeeshay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga, Safiirka Turkiga…

Masuuliyiin Sare oo Booqday Ciidanka Difaaca ee Nuur Dugle iyo Cadaan-laxey.

Nuur Dugle, Hirshabeelle – 14 May 2025 Wafdi heer sare ah oo ka kooban xildhibaano, wasiiro, agaasimayaal iyo saraakiil ciidan ayaa maanta dhiirrigelin ugu tegay cutubyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed…

Faallo: Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka – Ma Fure Siyaasadeed Mise Waji Kale oo Xasarad?

Waxaa xalay magaalada Muqdisho si rasmi ah loogu dhawaaqay urur siyaasadeed cusub oo lagu magacaabo Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka, kaasoo ay ku midaysan yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, madaxda…

Duqa Magaalada Beledweyne oo Saxiixday Mashruuca Dhismaha Waddada Laamiga ah.

Beledweyne – Duqa magaalada Beledweyne, Nadar Tabaax Maalin, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixday mashruuca dhismaha waddada laamiga ah ee magaalada, taasoo qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo kaabeyaasha…

20 Suxufi oo Galkacyo looga Furay Aqoon-is-weydaarsi ku Saabsan Tebinta Xuquuqda Aadanaha, Khilaafaadka iyo Dhismaha Nabadda.

Galkacyo – Magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa si rasmi ah looga furay aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo loogu talagalay wariyeyaasha ka howlgala deegaannada Galmudug. Tababarkan oo diiradda lagu saarayo tebinta…

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo Xafiiskiisa ku Qaabiley Wafdi ka Socday Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Muqdisho – Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.…