Laba Wiil oo Dhalinyaro ah oo Lagu Dilay Deegaanka Galo

Faahfaahin Ku Saabsan Dilka Laba Dhalinyaro Ah oo Ka Dhacay Deegaanka GaloWararka naga soo gaaraya deegaanka Galo, oo qiyaastii 40km Bari ka xiga Dhuusamareeb, ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu…

Hanti-dhowre Guutaale oo soo jawaabay kadib tallaabadii Maxkamadda gobolka

Hanti-dhowaraha Guud ee Qaranka, Mudane Axmed Ciise Guutaale oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si deg deg ah uga jawaabay tallaabadi ay maanta qaaday Maxkamadda Gobolka Banaadir oo isaga ku eedeysay…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA MEERTADA 38-AAD EE MIDOWGA AFRIKA.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha dalalka Midowga Afrika, oo ka socda magaalada Addis Ababa ee…