Maxaa Lagu Sii Daayey Wariyaashii lagu xiray Dhusamareb? Maxayse Ka Dheheen Xariggooda?

Dhuusamareeb – 21/12/2025 Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa bishan 17-keedii lagu xiray laba wariye oo ka howlgala warbaahinta, kuwaas oo muddo afar maalmood ah ku jiray saldhigga Booliiska…

Empowering Future Media Professionals: Comprehensive Digital Media Training Initiative in Dhusamareb.

The act of recognizing effort—no matter how small—has the power to strengthen commitment and inspire continued service. Throughout my career in media, I have learned that integrity, dedication, and a…

Faallo: Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka – Ma Fure Siyaasadeed Mise Waji Kale oo Xasarad?

Waxaa xalay magaalada Muqdisho si rasmi ah loogu dhawaaqay urur siyaasadeed cusub oo lagu magacaabo Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka, kaasoo ay ku midaysan yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, madaxda…

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in wada hadallada kala dhaxeeya Itoobiya ka billowdeen Turkiga.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in wada hadallo muhiim ah ay ka billowdeen dalka Turkiga, kuwaas oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Wada hadalladan ayaa daba…