Xamarcade.com waa website warar madaxbannaan oo diiradda saara tabinta wararka gudaha iyo dibadda, gaar ahaan arrimaha amniga, siyaasadda, bulshada, iyo xaaladaha bani’aadannimo ee Soomaaliya.
Xamarcade.com waxaa la aasaasay si bulshada Soomaaliyeed loogu gudbiyo warar xaqiiqo ah, dhexdhexaad ah, isla markaana ku dhisan hufnaan iyo mas’uuliyad saxaafadeed.
Website-kan waxa uu ka shaqeeyaa soo tebinta warar cusub, warbixinno gaar ah, faallooyin, iyo xog sugan oo ka tarjumaya xaaladda dhabta ah ee dalka iyo dunida.
Himiladeenna waa:
Inaan bulshada siino warar lagu kalsoonaan karo
Inaan ka shaqeyno wacyigelin iyo nabad ku dhisan xog sax ah
Inaan noqono ilo warbaahineed oo lagu aamini karo





