Sidee loo soo qabtay Ninkii Toogashada ka baxday hadase la hayo iyadoo Tiirka la gaynayo?

Ciidamada Galmudug iyo Macawisleyda ayaa Gacanta ku Dhigay C/qani Suleymaan Jaamac (Sayloor) oo Horey uga Baxsaday Xabsiga Gaalkaacyo

Ciidamada oo kaashanaya Macawisleyda Deegaanka ayaa gacanta ku dhigay C/qani Suleymaan Jaamac (Sayloor), oo ahaa xukume horey uga baxsaday xabsiga magaalada Gaalkaacyo kaasoo Toog ku Xukunaa.

Sida lagu sheegay qoraal rasmi ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska Galmudug, Sayloor ayaa laga soo qabtay deegaanka Bacaadweyne, iyadoo ay si weyn uga qayb qaateen howlgalkaasi ciidamada deegaanka Macawisleyda Wisil iyo shacabka deegaanka.

“Xukumanaha C/qani Saleebaan Jaamac (Sayloor) oo hore uga baxsaday xabsiga magaalada Gaalkaacyo ayaa gacanta lagu dhigay, waxaana gacan weyn ka geystay shacabka iyo ciidamada Macawisleyda ee ku sugan Wisil iyo Bacaadweyne,” ayaa lagu yiri war kasoo baxay Puntland.

Mas’uuliyiinta ammaanka Puntland ayaa uga mahadceliyay shacabka iyo ciidamada deegaanka ee Galmudug kaalinta ay ka qaateen sugidda amniga, waxayna sheegeen in tallaabadan ay qeyb ka tahay dadaalka lagu xaqiijinayo xasiloonida gobolka Mudug iyo is kaashiga labada Maamul iyo Shacabkooda.

  • Related Posts

    Golaha Amniga Midowga Afrika oo ka Doodaya Talaabadii Isra’il.

    Golaha Amniga Midowga Afrika ayaa maanta shir muhiim ah ka wada xarunta Midowga Afrika, kaas oo looga hadlayo arrimaha siyaasadda iyo amniga gobolka Geeska Afrika. Kulankan ayaa si gaar ah…

    Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Kormeer Shaqo ku Sameeyay Fariisimaha Ciidanka ee Magaalada Beledweyne.

    Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa maanta kormeer…

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    Read More

    Golaha Amniga Midowga Afrika oo ka Doodaya Talaabadii Isra’il.

    Golaha Amniga Midowga Afrika oo ka Doodaya Talaabadii Isra’il.

    Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Kormeer Shaqo ku Sameeyay Fariisimaha Ciidanka ee Magaalada Beledweyne.

    Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Kormeer Shaqo ku Sameeyay Fariisimaha Ciidanka ee Magaalada Beledweyne.

    Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Dhuusamareeb ku Soo Xiray Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage.

    Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Dhuusamareeb ku Soo Xiray Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage.

    Madaxweynaha Galmudug oo Garoonka Ugaas Nuur kusoo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeyb galaya xiritaanka Madasha Heritage.

    Madaxweynaha Galmudug oo Garoonka Ugaas Nuur kusoo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeyb galaya xiritaanka Madasha Heritage.

    Sawirro+Dhuusamareeb iyo Maalinta Saddexaad ee Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage oo Gashay Kalkeedii 9-aad.

    Sawirro+Dhuusamareeb iyo Maalinta Saddexaad ee Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage oo Gashay Kalkeedii 9-aad.

    Guriceel: Booliska oo Gacanta ku Dhigay Askari Dad Shacab ah ku Dhaawacay Bartamaha Magaalada.

    Guriceel: Booliska oo Gacanta ku Dhigay Askari Dad Shacab ah ku Dhaawacay Bartamaha Magaalada.