Dagaalkii Ceel Cali-Axmed ayaa lagu jabiyey Kooxda Al-Shabaab.

Xogo dheeraad ah Ceel Cali-Axmed Dagaalkii ka dhacay ayaa lagu jabiyey Maleeshiyaadka Al-shabaab waxaana gaaray Qasaare Baaxad le iyadoona hada ay socoto tira koobka Maydadkii ay ka Carareen Ciidamada Xoogga Dalka iyo Kuwa Deegaanka ayaa u jilib dhigan Weerarkan Kooxdu Halkaas ku soo qaaday taasoo Guusha siisay Geesiyaasha Qaranka.

Dagaalkan Xogtiisa Xalaya ayaa Sirdoonku helay waana laga sii diyaar garoobay iyadoo Difaacyo loo dhigay Kooxda Al-Shabaab ayaana damacsanaa inay Burburiyaan Masaajidka Deegaan balse masuura galin oo waxaa ku dhacay wax aysan filanayn oo ah Jab xoogan.

Saraakiisha Howgalkan Hogaaminaysa ee Ciidamada Xoogga Dalka ayaa xamarcade.com u xaqiijiyey in wali uu socdo Baacsiga Argagixisada lagana itaal roonaaday iyadoo ay u carareen dhanka Gobolka Galgaduud halkaa soo wali lagu ugaarsanayo.

Xaalada ayaa hada dagan waxaana xusid mudan in markii Dagaalku bilowday Durbadiiba Ciidamada deegaanka ee Reer Hiiraan ay halkaas Gurmadyo gaarsiiyeen taasina ay keentay in guushada markiiba la hanto cadawgana la jabiyo.

  • Related Posts

    Golaha Amniga Midowga Afrika oo ka Doodaya Talaabadii Isra’il.

    Golaha Amniga Midowga Afrika ayaa maanta shir muhiim ah ka wada xarunta Midowga Afrika, kaas oo looga hadlayo arrimaha siyaasadda iyo amniga gobolka Geeska Afrika. Kulankan ayaa si gaar ah…

    Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Kormeer Shaqo ku Sameeyay Fariisimaha Ciidanka ee Magaalada Beledweyne.

    Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa maanta kormeer…

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    Read More

    Golaha Amniga Midowga Afrika oo ka Doodaya Talaabadii Isra’il.

    Golaha Amniga Midowga Afrika oo ka Doodaya Talaabadii Isra’il.

    Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Kormeer Shaqo ku Sameeyay Fariisimaha Ciidanka ee Magaalada Beledweyne.

    Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Kormeer Shaqo ku Sameeyay Fariisimaha Ciidanka ee Magaalada Beledweyne.

    Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Dhuusamareeb ku Soo Xiray Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage.

    Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Dhuusamareeb ku Soo Xiray Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage.

    Madaxweynaha Galmudug oo Garoonka Ugaas Nuur kusoo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeyb galaya xiritaanka Madasha Heritage.

    Madaxweynaha Galmudug oo Garoonka Ugaas Nuur kusoo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeyb galaya xiritaanka Madasha Heritage.

    Sawirro+Dhuusamareeb iyo Maalinta Saddexaad ee Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage oo Gashay Kalkeedii 9-aad.

    Sawirro+Dhuusamareeb iyo Maalinta Saddexaad ee Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage oo Gashay Kalkeedii 9-aad.

    Guriceel: Booliska oo Gacanta ku Dhigay Askari Dad Shacab ah ku Dhaawacay Bartamaha Magaalada.

    Guriceel: Booliska oo Gacanta ku Dhigay Askari Dad Shacab ah ku Dhaawacay Bartamaha Magaalada.