Laba Wiil oo Dhalinyaro ah oo Lagu Dilay Deegaanka Galo
Faahfaahin Ku Saabsan Dilka Laba Dhalinyaro Ah oo Ka Dhacay Deegaanka GaloWararka naga soo gaaraya deegaanka Galo, oo qiyaastii 40km Bari ka xiga Dhuusamareeb, ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu…
Hanti-dhowre Guutaale oo soo jawaabay kadib tallaabadii Maxkamadda gobolka
Hanti-dhowaraha Guud ee Qaranka, Mudane Axmed Ciise Guutaale oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si deg deg ah uga jawaabay tallaabadi ay maanta qaaday Maxkamadda Gobolka Banaadir oo isaga ku eedeysay…
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA MEERTADA 38-AAD EE MIDOWGA AFRIKA.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha dalalka Midowga Afrika, oo ka socda magaalada Addis Ababa ee…
Warbixin: Kulanka Agasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada Madaxtooyada Galmudug iyo Dhalinyarada Warbaahinta Caabudwaaq.
Caabudwaaq 15-February 2025 Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada Dowladda Galmudug, Mudane Cabdikariim Al-Cadaala, ayaa 15-ka bisha February 2025 kulan muhiim ah magaalada Caabudwaaq kula yeeshay dhalinyarada ka shaqeysa warbaahinta…


Wafdiga Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo Booqasho Shaqo ku Tegay Azerbaijan.
Faah faahin Ciidamada Deegaanka oo Howlgal qorshaysanka Fuliyay Deegaanka Dumaaye Gobolka Mudug.
Qaban-qaabada Caleemo-saarka Caaqilka Guud ee Beesha Yabardhowrakace oo si Habsami Leh uga Socota Magaalada Dhuusamareb.
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre: Internet-ka Waa Laf-dhabarta Nolosha Casriga ah, Dowladda-na Waxaa ka Saaran Mas’uuliyad Sharciyeed oo Buuxda.
Xusuusta Maalintii Madoobeyd ee Zoobe — 14 October 2017.
Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe oo shacabka u hambalyeeyay munaasabadda 71-aad ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, iyadoo diiradda la saaray xoojinta xiriirka labada Dal.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Danjiraha Qatar, isagoo gudbiyay tacsi rasmi ah Muqdisho, 12 Oktoobar 2025.



















































