Duqeymo Culus oo Lagu Beegsaday Godadka Daacish ee Buuraleyda Bari

Caawa ayaa duqeymo culus laga fuliyay buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari, kuwaas oo si gaar ah loogu beegsaday goobaha muhiimka ah ee kooxda argagixisada ah ee Daacish. Sida ay xaqiijiyeen…

Sacuudiga oo Dil Toogasho Ku Fuliyay Muwaadin Soomaaliyeed

Dowladda Sacuudiga ayaa maanta dil toogasho ku fulisay nin Soomaaliyeed, ka dib markii lagu helay dambiga ah in uu dalka Sacuudiga soo geliyay mukhaadaraad. Muwaadinkan Soomaaliyeed ayaa ka mid ahaa…

Galmudug oo Daah-furtay Shir Ku Saabsan Saameynta Isbeddelka Cimilada ee Nabadgelyada iyo Cadaaladda

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid, ayaa daah-furay shir muhiim ah oo diiradda lagu saarayay saameynta isbeddelka cimiladu ku yeelato nabadda, amniga iyo cadaaladda. Shirka waxaa ka qaybgalay…

Raila Odinga Oo Ka Hadlay Guuldarradiisa Doorashadii Guddoomiyaha Midowga Afrika

Raila Odinga, musharraxii looga adkaaday xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika, ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Addis Ababa, isagoo shaaca ka qaaday inuu dib ugu laabanayo dalkiisa Kenya si uu u sii…

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa dhagaysatay Kiiskii ugu adkaa oo ah Askari Miino dhigayey.

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta dhageysatay eedaha loo heysto Tahliil Axmed Fiidow Caraale, oo horay uga tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka balse la sheegay inuu markii dambe…

Laba Wiil oo Dhalinyaro ah oo Lagu Dilay Deegaanka Galo

Faahfaahin Ku Saabsan Dilka Laba Dhalinyaro Ah oo Ka Dhacay Deegaanka GaloWararka naga soo gaaraya deegaanka Galo, oo qiyaastii 40km Bari ka xiga Dhuusamareeb, ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu…

Hanti-dhowre Guutaale oo soo jawaabay kadib tallaabadii Maxkamadda gobolka

Hanti-dhowaraha Guud ee Qaranka, Mudane Axmed Ciise Guutaale oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si deg deg ah uga jawaabay tallaabadi ay maanta qaaday Maxkamadda Gobolka Banaadir oo isaga ku eedeysay…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY FURITAANKA MEERTADA 38-AAD EE MIDOWGA AFRIKA.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha dalalka Midowga Afrika, oo ka socda magaalada Addis Ababa ee…

Warbixin: Kulanka Agasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada Madaxtooyada Galmudug iyo Dhalinyarada Warbaahinta Caabudwaaq.

Caabudwaaq 15-February 2025 Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada Dowladda Galmudug, Mudane Cabdikariim Al-Cadaala, ayaa 15-ka bisha February 2025 kulan muhiim ah magaalada Caabudwaaq kula yeeshay dhalinyarada ka shaqeysa warbaahinta…