• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

Xog Laga Soo Xaday Boxoffice India: SRK Ayaa Iska Bar Bareeyay Saxiibkiisa Salman Khan Oo Horay Hogaanka Ugu Haayay Filimada Blockbuster-ka Ah

Xog laga soo xaday kayd ugu wayn Bollywood ka ee Boxoffice India ayaa lagu sheegay filim ka Baazigar uu hogaamiyaha ka yahay Super Star Shah Rukh Khan lana daawaday 1993 natiijadiisa rasmiga ah ee shabakada Boxoffice Inida u diiwan gilisay inay darajadiisa tahay – Blockbuster.

Filimka Baazigar horay waxaa loogu sheegay inuu filim Super Hit yahay balse shabakada boxoffice india wili sii rasmi ah uma soo daabicin filimadii la daawaday 1993 intooda badan balse qolo xatooyo ku sameeyeen boxoffice india ayaa xaqiijiyeeen in natijada filimka baazigar tahay Blockbuster sida laga soo xigtay keyd u qarsoon shabakada boxofficeindia.

Horay waxaa hogaan ka u haayay darajada Blockbuster loo yaqaan Super Star Salman kKhan oo ku hogaaminayay 9 Blockbusters halka SRK ay u diiwan gashaneed ilaa 8 filim oo Blockbuster ah balse hada waxaa ku soo biiray filimkiisa Baazigar oo natiijadiisa laga hubiyay boxofficeindia.

Hadaba hoos kaga bogo Salman Khan iyo Shah Rukh Khan atoore walbo inta filim ee Blockbuster ah uu sameeyay laga soo bilaabo 1993 ilaa 2017:
Salman Khan- Filimadiisa Blockbuster ka Ah Waxay Kala Yihiin:
1- Sultan – Blockbuster.
2- Kick- Blockbuster.
3- Dabangg 2-Blockbuster.
4- Ek Tha Tiger- Blockbuster.
5- Bodyguard- Blockbuster.
6- Ready- Blockbuster.
7- Dabangg- Blockbuster.
8- Hum Saath Saath Hain- Blockbuster
9- Karan Arjun – Blockbuster.
Shah Rukh Khan- Filimadiisa Blockbuster ka Ah Waxay Kala Yihiin:

– Chennai Express- Blockbuster.
2- Rab Ne Bana Jodi- Blockbuster
3- Om Shanti Om- Blockbuster.
4- Kabhi Khushi Kabhie Gham- Blockbuster.
5-Mohabbatein- Blockbuster.
6- Dil To Pagal Hai Blockbuster.
7- Karan Arjun- Blockbuster.
8- Darr- Blockbuster.
9- Baazigar- Blockbuster (hor dhac ahaan)
Ma Jiraan Filimo Kale Oo Ay Sameeyeen SRK Iyo Salman Oo Sixitaan U Dhiman Yihiin:
Haa wey jiraan weli shabakada Boxoffice India ma dhameynin sixitaanka filimada waayo 1993 ayay bartanka kaga jirtaa xogtana horey ayay usii wadi doontaa.
SRK waxaa u harsan filimka Deewana oo sanadii 1992 la daawaday in loo saxo waxayna u badan tahay in Blockbuster noqon doono.
Salman Khan isaga waxaa u harsan filimada Saajan, Sanam Bewafa oo ay u badan tahay inay Blockbuster noqon doonaan sidoo kalena Main Pyaar Kiya waa kiis kale waayo isaga waa All Time Blockbuster si kale ayaa loo xisaabin doonaa marka laga hadlaayo darajada Alla Time Blockbuster in la is bar bar dhigo.
SRK Iyo Salman Khan Filimada Sanadkaan U Diyaarsan:
SRK filimkiisii Raees ee sanadkaan la daawaday darajo ahaan Semi Hit ayuu noqday filim guuleestay mana gaarin darajo weyn.
Sidoo kale SRK waxaa u diyaarsan filimka Renhuma/The Ring oo la daawan doono 11 August 2017 waqtiga ayaa sheegi doono inuu Blockbuster noqon doono.
Balse Salman Khan labada filim ee sanadkaan u diyaarsan waxaa la daawadan doonaa labada ciid ee ugu muhiimsan Tubelight (Eid) iyo Tiger Zinda Hai (Christmas) sidaa darteed darajada Blockbuster iska dhaaf hadii aysan All Time Blockbuster noqonin ayaaba niyad jab loo arki doonaa marka laga cabir qaato fasaxyada muhiimka ah iyo awooda Salman Khan heerka ay maanta taagan tahay.

You may also like

(DAAWO MUQAAL)  Ustaad C/qaadir Bini oo Ahaa Nin u Shaqeyn Jiray  Bulshada  Afgooye Gaar Ahaan Howlaha Qeyriga Ah Hada Walaal Asaga Ayaa u Baahan Gaar Gaar Caafimaad

(DAAWO MUQAAL) Ustaad C/qaadi..

Magaciisa Sadaxan Waa C/Raxmaan C/qaadir C/laahi wuxuu ku Dhashay Degamada Afgooye Howlaha lagu xasuusto ee […]

read more

Madaxweynaha Mareeykanka ayaa..

Madaxweynaha Mareeykanka ayaa ku sifeeyey Go’anka Maxkamada Sare ee inuu yahay Guulweeyn usoo hooyatay Amaanka […]

read more
Wakaalada Wararka Qadar oo   lajabsaday iyo Warar been ah laga sameeyey Amiirka Qadar  Aqri wararka intiisa kale,

Wakaalada Wararka Qadar oo l..

Wakaalada Wararka Qadar oo lajabsaday iyo Warar been ah laga sameeyey Amiirka Qadar Aqri wararka […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *