• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Xildhibaanada Aqalka Sare oo maanta ka doodayo xeerkii dalka looga mamnuucayay DP World

-Xildhibaanada  Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya ayaa maanta Kalfadhiga 3aad kulankiisa koobaad ku yeelanayo Xarunta ay ku shiraan ee Magaladda Muqdisho sida qaar ka mid ah mudanayaasha ay u sheegeen  KNN ee Magaaladda Muqdidho

Kulanka Maanta ee Xubnaha Aqalka Sare ayaa waxaa looga doodi doonaa dhowr Ajande waxaana ugu weyn Xeerka Dhowridda Gobonimada iyo Madaxbanaanida Geyiga Soomaaliya kaa oo shalay Xildhibaanada Golaha Shacabka Meel mariyeen islmarkana dalka looga Mamnuucay SHirrkadda DP World ee laga leeyahay Wadanka Isutagga IMaaraadka Carabta.

Dood badan ka dib ayaa mudanayaasha aqalka sare laga sugaya in ay ansixiyaan si  markaasi uu u saxixo Madxweyne Maxamed Cabdullahi farmaajo.

Dhanka kale Xubnaha Aqalka Sare ayaa daba gal ku sameyndoonan Weerarkii bishii December ee sanadkii 2017ki  lagu qaaday Guriga uu Magaalada Muqdisho Ka degan yahay Senator Cabdi xasan Cawaale Qeybdiid.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *