• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

Xasuusta Bollywood-ka Iyo Xiisaha Fanka Hindiya: Dhacdooyin Dib Aan U Milicsan Doono

Kulanti wacan kuna soo dhawaada barnaamij aan ugu magac darnay Xasuusta Bollywood-ka Iyo Xiisaha Fanka Hindiya waana barnaamij xiiso badan oo aan wax badan dib idin kugu xasuusin doono.

Hadaba barnaamijkeena wuxuu isugu jiri doonaa dhacdooyinka filimada la xariiro iyo dhacdooyin nolosha jilaayaasha Bollywood-ka la xariirto.

Ma xasuusataa filimkii Balwan ee ahaa filimka ugu horeeyay ee Suniel Shetty sameeyay waxaa laadar ka ahaa Danny Denzongpa, hadaba aqriste filimkaan ma sheegi kartaa hal qabsiga uu Danny marwalbo adeegsado?

Director Ram Gopal Varma ayaa niyada ka jebiyay Sanjay Kapoor waayo wuxuu ka balan qaaday filimkii Jungle inuu u dhiibo oo ay sameeyaan asiga iyo Suniel Shetty iyo Urmila.

Balse Ram Gopal Varma habeen ayuu xaflad kula kulmay Fardeen Khan kadibna wey wada sheekeesteen isaga ayuuna atoore kaga dhigay filimkaan sidaas ayuuna Sanjay Kapoor filimka Jungle ku waayay.

Hadaba aqriste filimka Jungle booska Fardeen laga siiyay maku saameyn dhamaa Urmila iyo Suniel markii aad daawatay?
Ma xasuusan kartaa magacyada loogu yeerayay Salman Khan, Ranu Mukerji iyo Preity Zinta filimkii ay wada jileen Chori Chori Chupke Chupke ee sanadii 2001 la daawaday.

Aqriste filimkii jaceylka ahaa Mann oo ay wada jileen Aamir Khan, Manisha iyo Anil Kapoor marka aad daawatay muuqaalkee kuugu murugo badnaa, sidoo kalena muuqaalkee kuugu shactiro badnaa, yaanan ka reebin heesaha hirgaleen ee filimkaan ku jireen heeskii ugu jeceshahay ama ka heshaa?

La yaab Tabu ayaa ku dhawaatay sameynta filimka Mann inay Aamir Khan la jisho balse waxay ku weesay filimkaan madaama ay Aamir aad uga dheeraatay markii ay is garab istaageen.

Sidaa darteed Director Indra Kumar ayaa Tabu filimkaan ka saaray wuxuuna ku badalay Manisha, sidaa darteed Tabu dherirkeeda ayaa dhaaf siiyay sameynta filimka Mann.
Dhamaad,

Waa Inooga Sabtiga Iyo Xasuusta Bollywood-ka Iyo Xiisaha Fanka Hindiya: Dhacdooyin Dib Aan U Milicsan Doono Insha Allah

You may also like

(DAAWO MUQAAL)  Ustaad C/qaadir Bini oo Ahaa Nin u Shaqeyn Jiray  Bulshada  Afgooye Gaar Ahaan Howlaha Qeyriga Ah Hada Walaal Asaga Ayaa u Baahan Gaar Gaar Caafimaad

(DAAWO MUQAAL) Ustaad C/qaadi..

Magaciisa Sadaxan Waa C/Raxmaan C/qaadir C/laahi wuxuu ku Dhashay Degamada Afgooye Howlaha lagu xasuusto ee […]

read more

Madaxweynaha Mareeykanka ayaa..

Madaxweynaha Mareeykanka ayaa ku sifeeyey Go’anka Maxkamada Sare ee inuu yahay Guulweeyn usoo hooyatay Amaanka […]

read more
Wakaalada Wararka Qadar oo   lajabsaday iyo Warar been ah laga sameeyey Amiirka Qadar  Aqri wararka intiisa kale,

Wakaalada Wararka Qadar oo l..

Wakaalada Wararka Qadar oo lajabsaday iyo Warar been ah laga sameeyey Amiirka Qadar Aqri wararka […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *