• “MUUSE BIIXI MAALINTII UU MADAXWEYNE CIGAAL XILKA KA QAADAY WUXUU KU YIDHI WAA RAFADKAY RAFANAYSAY”Read More
  • SAWIRRO-Mid kamid ah haweenka Caabudwaaq oo kayaabsatay umadda kadib markii ay AK 47Read More
  • Xisbiga{SAWIRRO} Xisbiga WADDANI Oo Maanta Ololihiisa Ku Muujiyey Isu Soo Baxyo La Soo AgaasimayRead More
  • Waa Sidee Caawo Xalada Degmada Afgooye Ka Dib Weraar Ka DhacayRead More
  • DEG DEG Dagaal Goor Dhow Ka Bilowday Degmada AfgooyeRead More

Weriye si toos ah tebinayey ciyaar K/Cagta ah oo sabab cajiib leh shaqada uga tegay

Weriye u dhashay Ruushka oo u shaqeynayay Telefishin ciyaaraha tabiya ayaa ka carooday go’aamada garsoorahii ciyaarta, taasoo sababtay inuu shaqada ka tago iyadoo qeybta labaad ee ciyaarta ay weli socoto.

Dadka ayaa iska daawanayay ciyaarta oo aan lahayn cod weriye oo sharaxaya waxa socda, waxayna ku dhammaatay barbardhac 1-1 ah, waxayna ahayd horyaalka koobaad ee Ruushka.

Carada weriyaha ayaa timid ka mid markiii Mid ka mid ah ciyaarto difaac ah uu kufiyay weeraryahan kooxda Torpedo ka tirsan, Garsooraha ayaa go’aansaday in qaladka uu ka dhigo laad xor ah, halkii uu ka dhigi lahaa rigoore ama gool ku laad.

Balse Weriye Vladimir Nikolsky iyo dad kale oo badan oo ciyaarta daawanayay ayaa ka carooday go’aanka garsooraha.

Mid ka mid ah difaaca ayaa gacanta ku celiyay kubaddii Laadka xorta ah aheyd ee lagu tuuray goolkooda, waxayna ahayd rigoore kale, balse garsooraha ayaa diiday, wuxuuna sii waday ciyaarta.

Arrintaa waxay sababtay in weriyaha uu aad u xanaaqo, buuqna sameeyo, wuxuuna laba daqiiqo ayuu ku celcelinayay “arintan waxay ceeb ku tahay ciyaaraha Ruushka”. ka dib wuu iska tagay asigoo leh “daawo ciyaarta iyadoon laguu faalleyneyn”.

Ciyaarta ka dib wuxuu la hadlay telefishinka RT wuxuuna u sheegay inuusan ka shalayneyn wixii uu sameeyay. “Shucuurtayda aad ayey u kacday markii aan arkay in kooxda la dhaawacayo.” ayuu yiri weriyaha.

You may also like

“MUUSE BIIXI MAALINTII UU MADAXWEYNE CIGAAL XILKA KA QAADAY WUXUU KU YIDHI WAA RAFADKAY RAFANAYSAY”

“MUUSE BIIXI MAALINTII UU MA..

“MUUSE BIIXI MAALINTII UU MADAXWEYNE CIGAAL XILKA KA QAADAY WUXUU KU YIDHI WAA RAFADKAY RAFANAYSAY”

read more
SAWIRRO-Mid kamid ah haweenka Caabudwaaq oo kayaabsatay umadda kadib markii ay AK 47

SAWIRRO-Mid kamid ah haweenka..

Mid kamid ah haweenka ku nool magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa qaaday tallaabo […]

read more
Waa Sidee Caawo Xalada Degmada Afgooye Ka Dib Weraar Ka Dhacay

Waa Sidee Caawo Xalada Degmada..

Dagalyahano ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa caawa weerar ku bilowday laba Bambo gacmeed waxa ay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *