• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Wasiir iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo Xabsi la dhigay

Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in deegaan kuyaala dulkeeka Marka lagu xiray Wasiir iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ciidamada AMISOM ee Degan xero kutaala deegaanka Ceel Jaalle ayaa shalay u yeeray Wasiirka Gargaarka iyo Naafada Koofur Galbeed,Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha hoose iyo Guddoomiyihii hore ee Magaaladaa Marka.

AMISOM ayaa la sheegay in masuuliyiintan weydiiyeen halka ay ku dambeeyeen lacago gar gaar ah oo loogu tala galay dadka ay abaartu saameysay oo loo soo dhiibay, waxa ayna markii dambe u taxaabeen xabsi iyaga u gaar ah.

Masuuliyiintan ayaa la sheegay in xalay ku hoydeen xabsiga ay maamulaan ciidamada AMISOM, waxaana la sheegay in ay ku socdaan baaritaano ku aadan lunsashada lacago gar gaar oo maamul Koonfur Galbeed ugu tala galeyn in loogu gurmado dadka abaartu saameysay.

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaan wali ka hadlin xarigan la sheegay in ciidamada AMISOM u geesteen masuuliyiin katirsan mamaulkaasi, waxaana arimahan imaanayaan xili horey looga digay in la musuq maasuqo gar gaarka loogu tala galay dadka abaartu ay saameysay

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *