• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa haatan diyaarineysa illaa Seddex Waji oo Ciidamada AMISOM ay kaga baxayaan dalka islamarkaana Amniga guud ee dalka ay kula wareegayaan Ciidamada Soomaaliya.

Golaha Xukuumadda Somalia ayaa la horgeeyay qorshaha ka bixitaanka Ciidamada AMISOM ee Somalia.

Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Somalia Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis ayaa daboolka ka qaaday in Seddex Waji ay uga bixi doonaan Ciidamada AMISOM Somalia oo kan ugu dambeeyo yahay Sanadka 2021-da.

Inkabadan 20,000 oo Askari oo ka socda AMISOM ayaa ka howlgala Somaliya kuwaas oo dowladda Federaalka Somaliya ka taageera la dagaalanka Al Shabaab.

You may also like

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more
Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”

Guddoomiye Xuseen “Waxaa nag..

Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *