• Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo si weyn u taageeray Gudoomiyaha cusub ee G/BanaadirRead More
  • Milateriga Turkiga oo gudaha u galay SuuriyaRead More
  • Ra’iisal Wasaare Khayrre oo wado qorshe isku shaandhaynayo Golahiisa Wasiirada.Read More
  • Xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Wali XiranRead More
  • DHAGEYSO: Sidee Shacabka Muqdisho u arkaan Magacaabista Yariisow?Read More

( WAREYSI) Duqeymo Gedo Ka Dhacay Maxay Khasaraha oo Ay Geysatay?

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay diyaarado dagaal ay duqeeyeen deegaanno hoos-yimaada degmadda Beled Xaawo.
Duqeyntan ayaa imaaneysa maalin ka dib markii magaalada ay dagaal ku qabsadeen maleeshiyo ka tirsan ururka Al-shabab oo markii dambe ka baxay.

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay ilaa toban kalena way ku dhaawacmeen weerarkaasi shalay Beled Xaawo ka dhacay.
Wariyeheenna Jamaal Axmed Cismaan ayaa duqeyntan wax ka weydiiyay Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo Maxamed Xuseen Al-qaadi.

HALKAN KA DHAGEYSO WEYSIGA

You may also like

Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo si weyn u taageeray Gudoomiyaha cusub ee G/Banaadir

Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka M..

Waxaa goordhaw Maqaayadda Beach View ee Xeebta Liido ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweenayay […]

read more
Milateriga Turkiga oo gudaha u galay Suuriya

Milateriga Turkiga oo gudaha u..

Ciidanka lugta ee Turkiga ayaa u gudbay waqooyiga Suuriya, ayagoo qayb ka ah ololaha Ankara […]

read more
Ra’iisal Wasaare Khayrre oo wado qorshe isku shaandhaynayo Golahiisa Wasiirada.

Ra’iisal Wasaare Khayrre oo..

Warar ay heshay Idaacadda kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaare Xasan Cali […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *