• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

War dagdag ah magaalada Dhuusa mareeb oo layu doortay xildhibaan

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb

ee Caasimadda Galmudug ayaa waxa ay sheegayan in Maanta halkaasi ka dhacday Kursi ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka.

Waxaa ku tartamayay kursiga Musharaxiinta kala ah Maxamed Cilmi Afrax ( mideeye) iyo musharax Cabdulahi Faarax wehliye.

Cabdullahi faarax Wehliye  ayaa helay  28 Cod Waxaana xumaaday 3 Cod, halka Musharax Mideeye uu helay 17 Cod.

Ammaanka xarunta ay ka dhaceysay doorashadda ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana dhammaan dhuusamareeb ku sugnaa Ergadii doorashadda.

Guddiga doorashooyinka ayaa shaaciyay in uu guulaystay Xildhibaan Cabdulaaahi Faarax Wehliye oo hadda ah Wasiir dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Kursiga Maanta doorashadiisa ay ka dhacday Dhuusamareeb ayaa horay waxaa uga geeriyooday allaha unaxariiste Bootaan Ciise Caalin.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *