• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

Wakaalada Wararka Qadar oo lajabsaday iyo Warar been ah laga sameeyey Amiirka Qadar Aqri wararka intiisa kale,

Wakaalada Wararka Qadar oo lajabsaday iyo Warar been ah laga sameeyey Amiirka Qadar Aqri wararka intiisa kale,

Wakaaladaha wararka dalka Qadar ayaa laweeray taas oo hadalheynta ugu weyn ay tahay Gacanka carbeed shalay ilaa caawa, waxaa lajabsaday warfidiyeenada Dalka qadar iyo Webka ugu weyn oo qadar ay leedahay iyo boqiisa twitterka.

Wasaarada Arimaha Dibada dalka Qadar ayaa sheegtay ineey beegsan doonaan ragii kadanbeeyey ayna soo qaban doonaan maxkamadna soo taagi doonaan.

Warar been abuur ah ayaa laga sameeyey Video laga xaday Wararka uu baahiyey tv ga qadar ayaa la badalay lagana dhigay mid uu Amiirka Da’da yare e Dalka qadar uu ku amaanaay IIraan ayna tahay mid aan la iska indha tiri Karin Quwada ayku leedahay Sharqul awsadka.

Hadaba Sacuudiga ayaa hadalkaas ka xanaaqay iyo dalalka ayka midka yihiin midoowga wadamada Khaliijka kuwaas oo laga yaabo ineey safiiradooda kala baxaan Dooxa.

Wasaraada arimaha dibada Dalka Qadar ayaa beeneeysay hadalkaas kuwaas oo ku tilmaamay ineey waxbo kama jiraan ay tahay waxa kadanbeeyaane aytahay in lajabsaday Wakaladaha wararka Dalkeeda taas oo La Fabrikeeyey oo aysan aheyn mid sax ah hadaba wadamada Khaliijka ayaa wararkaas si kala duban ugu hadlay qaarna ogowladay wararkaas inuusan sax aheyn .

Qadar ayaa inta badan lagu eedeeyaa ineey lajirto Mutashadadiinta kadagaalanta wadamada Islaamka taas oo inta badan looga digay ineey daayso dhibaateenta Danaha Dalalka islaamka ayna kashaqeeyso Nabada iyo horumarka wadamada islaamka aysana lurin shacuubka islaamka.

You may also like

(DAAWO MUQAAL)  Ustaad C/qaadir Bini oo Ahaa Nin u Shaqeyn Jiray  Bulshada  Afgooye Gaar Ahaan Howlaha Qeyriga Ah Hada Walaal Asaga Ayaa u Baahan Gaar Gaar Caafimaad

(DAAWO MUQAAL) Ustaad C/qaadi..

Magaciisa Sadaxan Waa C/Raxmaan C/qaadir C/laahi wuxuu ku Dhashay Degamada Afgooye Howlaha lagu xasuusto ee […]

read more

Madaxweynaha Mareeykanka ayaa..

Madaxweynaha Mareeykanka ayaa ku sifeeyey Go’anka Maxkamada Sare ee inuu yahay Guulweeyn usoo hooyatay Amaanka […]

read more
Amitabh Bachchan Oo Filim La Sameyn Doono Atirishadii Hooyadiisa Matashay 27-Sano Ka Hor

Amitabh Bachchan Oo Filim La S..

Mega Star Amitabh Bachchan waa halyee Bollywood-ka maqaam sare ka gaaray xitaa da’diisa maanta tahay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *