• Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku suganRead More
  • Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalkaRead More
  • Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay MuqdishoRead More
  • Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Mas’uul cusubRead More
  • SAWIRRO: Wafdi ka socda QM oo yimid MuqdishoRead More

Uganda oo bilaabeyso in Ciidamdeeda ay kala baxdo Dalka

Taliska milateriga Uganda ayaa sheegay in ay bilaabayaan la bixida Ciidamooda ka jooga Soomaaliya, kuwaas oo qeyb ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.

Tirada Ciidamada Uganda ee baxaya marka ugu horreysa ayaa lagu sheegay 281 Askari, iyagoona ay qeyb ka yihiin 1000 Askari oo dhammaadka Sanadkan  ka baxaya Soomaaliya.

Ka bixitaankani Ciidamada Uganda ee Soomaaliya ayaa qeyb ka ah qorshaha Qaramada Midoobay ay ku dhimeyso Ciidamada AMISOM.

Dowladda Uganda ayaa ah deeq bixiyaha ugu weyn ee howlgalka AMISOM, waana  Dowladdii ugu horreysay ee Ciidamo ka socda Midowga Afrika u soo dira Soomaaliya .

Sidoo kale Dalalka Kenya, Burundi, Jabuuti iyo  Ethiopia ayaa la filayaa in qeyb ka mid ah Ciidamadoodu  ay baxaan 31 Bishani December.

Qaramada Midoobay ayaa dhawaan sheegtay in la dhimayo Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya.

You may also like

Guddoomiye Jawaari oo ka dalbaday Xukuumadda in la horkeeno tirada Ciidamada Shisheeye ee dalka ku sugan

Guddoomiye Jawaari oo ka dalba..

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ka dalbaday […]

read more
Kismaayo oo uu ka furmaayo shirkii Fiscal Federalism ee maareynta maaliyadda dalka

Kismaayo oo uu ka furmaayo shi..

Magaalada Kismaayo waxaa dhawaan ka furmaya shirkii saddexaad ee ku saabsan mideynta cashuuraadka iyo qaybsiga […]

read more
Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gowracay Muqdisho

Wiil dhalinyaro ah oo lagu Gow..

Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan  gaar ahaan Xaafadda Soonakey  ee gobalka Banaadir ayaa waxa […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *