• Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay BaydhaboRead More
  • Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii MunichRead More
  • Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.Read More
  • Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo ItoobiyaRead More
  • Wararkii ugu dambeeyay qarax shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Sh.hooseRead More

Tirinta cododka doorashada Madaxweynaha Somaliland oo socota

Waxaa socota tirinta cododkii shalay la dhiibtay ee doorashada Madaxweynaha Somaliland, iyadoo Guddiga doorashada uu soo bandhigi doono natiijada kama dmabeysta ee doorashada.

Qeybo ka mid ah gobolada Somaliland ayay ka socotaa tirinta cododka, gaar ahaan deegaanadii la dhigay sanaadiiqda cododka, waxaana la filayaa in degmooyinka qaar in maanta la soo gaba gabeeyo tirinta degmooyinka qaar.

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ay labadaba codod badan heleen, inkastoo aan laga
hor-dhici karin, waxaase muuqata in labadan xisbi ay ku kala horeeyaan deegaanada qaar.

In ka badan 700 kun oo codbixiyayaal ayaa codkooda ka dhiibtay ugu yaraan 1,600 oo xarumo codeyn, waxayna kala dooranayeen saddax musharrax oo doonaya in ay bedelaan madaxweynaha xilka baneynaya, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Degmo walba cododka uu Musharax walba ka helay ayaa maanta la shaacin doonaa, iyadoo Guddiga Doorashada ka digay in warbaahinta ka hor-dhacdo natiijo aan sax aheyn oo keenta qalalaase.

Somaliland ayaa sanadkii 1991 ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, waxaana aysan wali helin aqoonsi caalami ah.

You may also like

Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay Baydhabo

Shir ku saabsan Amniga oo ka f..

Kulan looga hadlayo horumarinta xaaladda Amniga iyo xasilinta  degaannada hoosyimaada maamulka K/Galbeed ayaa ka furmay […]

read more
Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii Munich

Israel, Iran iyo Sacuudiga oo..

Axadii shalay ayey hogaamiyayaasha dalalkaasi khudbadahooda kasoo jeediyeen shirka sanadlaha ah ee looga hadlo Amniga […]

read more
Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.

Golaha Wasiirada oo kulan deg..

Waxaa Maanta lagu wadaa in Kulan Deg deg ah ay golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *