• SAWIRO:RW Kheyre oo la kulmay Madaxda Dowladaha ay Ciidamada ka joogaan SomaliaRead More
  • TOOS U DAAWO :Shirka guud ee Qaramada Midoobey oo Furmay iyo R/W Kheyre oo khudbad hada jeedinayaRead More
  • (SAWIRRO) War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Dastuurka ee DF & D/GoboleedyadaRead More
  • Faah faahin: Dagaal ka dhacay HiiraanRead More
  • WARBIXIN: M/Goboleedyada oo dhaqaale ku qaatay taageerada SacuudigaRead More

Taliyihii Nabadsugida degmada Kaxda oo u geeriyooday dhaawacii soo gaaray

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Taliyihii Nabadsugida degmada Kaxda Maxamuud Xasan Macalin C/raxmaan oo ku magac dheer Qooley uu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray rasaas dabley hubeysan ku fureen gaarigiisa xilli uu marayay Xaafada Xoosh ee degmada Dharkeenley.

Taliyaha oo dhaawac ahaan loola cararay Isbitaalka Madiina ayaa markii dambe u geeriyooday dhaawacaas, waxaana la sheegay in rasaasta ay ka haleeshay qeybaha sare ee jirkiisa.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane ayaa sheegay in Taliyaha uu u geeriyooday dhaawicii soo gaaray.

Dableyda hubeysan ee weeraray gaariga uu la socday Taliyaha ayaa la sheegay in gaarigii ay wateen ay ku hor-jareen, dabadeedna ay rasaas ooda uga qaaday gaariga, waxaana markiiba goobta ku geeriyooday Askari ilaalo u ahaa.

Degmada Dharkeenley oo ah halka lagu rasaaseeyay Taliyaha ayaa muddooyinkii u dambeeyay noqotay goobaha ugu badan ee ay ka dhacaan weerarada lagu fuliyo gaari dad hubeysan saaran yihiin, waxaana todobaadkii hore ka dhacday labo weerar oo kan la mid ah.

You may also like

SAWIRO:RW Kheyre oo la kulmay Madaxda Dowladaha ay Ciidamada ka joogaan Somalia

SAWIRO:RW Kheyre oo la kulmay..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa waxuu sheegay in kulan la yeeshay […]

read more
TOOS U DAAWO :Shirka guud ee Qaramada Midoobey oo Furmay iyo R/W Kheyre oo khudbad hada jeedinaya

TOOS U DAAWO :Shirka guud ee Q..

York ee dalka Mareykanka waxaa ka furmay Shirka Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana shirkan ka […]

read more
(SAWIRRO) War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Dastuurka ee DF & D/Goboleedyada

(SAWIRRO) War-murtiyeedka Shir..

Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada ayaa maanta Muqdisho ku […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *