• Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay BaydhaboRead More
  • Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii MunichRead More
  • Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.Read More
  • Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo ItoobiyaRead More
  • Wararkii ugu dambeeyay qarax shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Sh.hooseRead More

Taliska Ciidamada Qoryooley ayaa Ka Warbixiyey Xoolo ay Gacanta Ku Dhigeen

Taliyaha Ciidanka Dowladda Cali Maxamed Aadan oo la hadlay Warbaahinta ayaa faah faahiyay Howlgallo ay ka sameeyeen degaanada hoosyimada degmada Qoryooley.

Wuxuu sheegay Ciidanka intii howlgalkaasi ay ku guda jireen in ay ku soo qabteen Xoolo Shabaab ay ka soo dhaceen dad xoolo dhaqato ah oo ku nool degaano ka tirsan gobolka Gedo.

Taliyaha ayaa sheegay xoolahan ay soo qabteen in ay soo hadleen dadkii lahaa, ayna ku simi doonaan, isaga oo Ciidanka ku ammaanay howlgalada ay wadaan.

“Anagaa weerarnay waxaan ka soo qabanay xoolo ay ka so dhaceen Dhoobley, 20 neef oo Lo’ah ayaan gacanta ku haynaa, Howlagalada Ciidamada ma joogsanayaan, ilaa aan ka saarno degaanada Shabeellaha Hoose.” Ayuu yiri.

Dhanka kale Taliyaha ayaa sheegay in ay sii socon doonaan howlgalada ururka Al-shabaab looga saarayo degaanada gobolka Shabeellaha Hoose.

You may also like

Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay Baydhabo

Shir ku saabsan Amniga oo ka f..

Kulan looga hadlayo horumarinta xaaladda Amniga iyo xasilinta  degaannada hoosyimaada maamulka K/Galbeed ayaa ka furmay […]

read more
Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii Munich

Israel, Iran iyo Sacuudiga oo..

Axadii shalay ayey hogaamiyayaasha dalalkaasi khudbadahooda kasoo jeediyeen shirka sanadlaha ah ee looga hadlo Amniga […]

read more
Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.

Golaha Wasiirada oo kulan deg..

Waxaa Maanta lagu wadaa in Kulan Deg deg ah ay golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *