• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Somaliland oo xukun ku riday Abwaan Naciima Qorane

Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa  ayaa Saddex sano oo xarig ah ku xukuntay Naciima Qorane

oo ah Gabadh baraha bulshada wax ku qorta oo ay ciidamada Booliska Somaliland ay horay u xireen.

Naciima ayaa lagu  soo oogay laba dacwadood oo kala ah in ay dacaayado kadhan ah Hay’addaha Somaliland faafisay iyo sidoo kale inay kacdoon lidi ku ah qaran nimada ay dal shisheeye ka samaysay, sida uu sheegay garyaqaan Mubaarig Cabdi Ismaaciil.

Abwaan Naciima Axmed Qorane ayaa muddo ku sugneyd Magaalada Muqdisho, waxaana markii ay dib ugu laabatay magaalada Harge

Waxa ay u ololeyn jirtay in ay Somaliland aysan ka go’in Soomaaliya inteeda kale, islamarkaana ay midoobaan Shanta Soomaaliya.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *