• SAWIRRO”Aabaha Wiil yar oo Boorso lagu tahriibinayay oo Xabsi ka bad baadayRead More
  • Kulan ay K/ Waqooyi iyo Maraykanka yeelan lahaayeen oo la baajiyayRead More
  • SAWIRRO’RW Kheyre & Madax kale oo ka qeyb galay Janaasada marxuum Axmed Diiriye CaliRead More
  • Ciidamada Badda Soomaaliya oo markii ugu horeysay bur-burkii kadib ka qayb galay dhoolatus Caalami ah oo ka dhacay Xeebaha Soomaaliya.Read More
  • SAWIRRO: Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyada LibyaRead More

Sheekh Caan ah oo lagu dilay Baledweyne

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan halkaasi ay xalay ku dileen nin ka mid ahaa culimadda sidda weyn looga yaqaano gobolka Hiraan.

Ninka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdi Iidow Warsame waxaana uu ka mid ahaa Culimadda loo yaqaano Tabliiqa ee diinta Faafiya.

Xilligga la dilaayay waxaa uu kasoo baxay Masjid ku yaalla Xaafadda Xaawo Taako ee degmada Baledweyne.

Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay in horay uu ninkaasi u soo noqday Gudoomiyaha degmada Buula burde.

Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya oo soo gaaray goobta uu dilku ka dhacay ayaa ku guuldarestay in ay gacanta kusoo dhigaan kooxihii dilka geystay.

You may also like

Booliska Gobolka Bari oo ka hadlay nin lagu dilay Magaalada Bosaso

Booliska Gobolka Bari oo ka ha..

Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa ka warbixiyey nin Itoobiyaan ah oo lagu dilay Magaalada […]

read more
(Daawo Sawirada) Amaanka Xarunta Dowlada Hoose ee Xamar oo si weyn loo adkeenayo

(Daawo Sawirada) Amaanka Xarun..

Amaanka xarunta Dowlada Hoose ee Xamar ayaa si weyn loo adkeenayaa, waxaana dayactir lagu sameenayaa […]

read more
SAWIRRO” Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo qabanqaabineysa shirweynaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Jabuuti

SAWIRRO” Wasaaradda Boostada..

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa sheegay in wasaaraddu qabanqaabineyso shirweyne ay ka soo qeyb […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *