• Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo si weyn u taageeray Gudoomiyaha cusub ee G/BanaadirRead More
  • Milateriga Turkiga oo gudaha u galay SuuriyaRead More
  • Ra’iisal Wasaare Khayrre oo wado qorshe isku shaandhaynayo Golahiisa Wasiirada.Read More
  • Xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Wali XiranRead More
  • DHAGEYSO: Sidee Shacabka Muqdisho u arkaan Magacaabista Yariisow?Read More

(SAWIRRO)Maalinta Aragga Aduunka oo Muqdisho laga xusay

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta waxa lagu qabtay Munaasabad lagu xusayay maalinta Aragga Aduunka, taasi oo sanad walba xilligan oo kale 12-ka October la qabto.

Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo ay ka mid yihiin Wasiiro, Xildhibaano, Dhaqaatiir, Hay’addo Ganacsi, Ardayda baahiyaha gaarka qabta iyo xubno kale.

Inta ay munaasabada socotay ayaa ardayda Aragga La, waxay ku soo bandhigeen riwaarad ka tar jumaysay hamiga dheer ay ka lee yihiin in ay hormar ka sameeyaan waxbarashada, dalkana ay wax u qabtaan

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya C/qaadir Macalin Nuur oo Munaasabadan awgeed bixiyay Deeq indhaha loogu fiiqay dhowr iyo labaatan qof ayaa sheegay muhiim in ay tahay in la garab istaago dadka Aragga La’, si ay u helaan dhiiragelin.

Xuska maalinta Aragga Indhaha ee Aduunka ayaa u jeedada loo doortay la xiriirta, sidii wacyi gelin dadka looga siin lahaa, cudurada Indho la’aanta keena iyo kuwa Aragga Indhaha waxyeelada u gaysta, dhinaca kalana daryeel iyo digtoonaan ay u samayn lahaayeen.

 

You may also like

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

Qudus: Trump oo u digay dalalk..

Qudus: Trump oo u digay dalalka uu deeqda siiyo

read more
Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaal Caawa ka dhacay Degmada..

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday Degmada […]

read more
Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray  sida idiinka muuqata  Sawiradan

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle..

Daawo Sawirada Wabiga Shabelle oo mara Dagmada afgooye ayaa Guray sida idiinka muuqata Sawiradan.

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *