• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Sawirro” Safaaradda Masar oo deeq Dawo ah ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya

Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay deeq dawo ah oo ay soo dhiibtay dowladda Masar.

Munaasabaddii lagu wareejinayay deeqdaasi dawada ah oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. C/laahi Xaasi, Danjire ku xigeenka safaarada Masar ee
Soomaaliya Axmed Shedid, Qunsulka safaarada Masar ee Soomaaliya Tamir Safwad iyo Danjire ku xigeenka safaaradda Soomaaliya ee Masar Ilyaas Sheekh Cumar.

Danjire ku xigeenka Safaarada Masar ee Soomaaliya Axmed Shedid oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in deeqdan oo ka kooban 13 Tan oo dawo ah ay soo dhiibeen shacabka iyo dowladda Masar wuxuuna dawadaasi ku wareejiyay agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka.

Dr. C/laahi Xaashi oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka X. F. S. oo deegdaasi la wareegay ayaa dowladda Masar uga mahadceliyay deeqdan ay usoo dhiibeen ummadda Soomaaliyeed.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *