• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

SAWIRRO: R.W kheyre oo booqasho kadis ah ku tagay Saldhigga degmada Hodon

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqasho kadis ah ku tagay Saldhigga ciidamada Booliska degmada Hodon ee gobolka Banaadir.

Waxaa uu halkaasi ugu tagay Ra’iisul Wasaare Kheyre Saraakiisha ciidaamda Booliska Soomaaliyeed ee degmadaasi oo xilligaan ku howlanaa suggidda Amniga degmada.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo dhawr iyo labaatan sanno kahor ka ahaa Askari bileeys ah oo ka tirsan saldhiggaas isla markaana “Oobiiga” qora ayaa bogaadiyay Shaqadda ay hayaan ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in saraakiisha ciidamada ay si hufan u gudanayaan waajibka Saaraan ee ah Suggida Amniga.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *