• Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii MunichRead More
  • Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.Read More
  • Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo ItoobiyaRead More
  • Wararkii ugu dambeeyay qarax shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Sh.hooseRead More
  • Ra’iisul wasaare ku xigeenka Turkiga oo todobaadka soo socda booqasho ku imaanaya Soomaaliya.Read More

SAWIRRO: Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Saraakiisha Amniga Baledxaawo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa la kulmay Sarakiisha Ciidamada iyo Maamulka Magaalada Beledxaawo.

Wuxuu ku amaanay sida ay isaga difaaceen, weerarkii ay dhawaan kusoo qaadeen Al-Shabaab, isagoo dhinaca kale ku booriyay in ay nabadgalyada degaanka adkeeyaan iyagoo kaashanaya Bulshada.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in Jubbaland ay la socota in ay ku shaqeeyaan ciidamada Amniga Xaalad adag.

You may also like

Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii Munich

Israel, Iran iyo Sacuudiga oo..

Axadii shalay ayey hogaamiyayaasha dalalkaasi khudbadahooda kasoo jeediyeen shirka sanadlaha ah ee looga hadlo Amniga […]

read more
Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.

Golaha Wasiirada oo kulan deg..

Waxaa Maanta lagu wadaa in Kulan Deg deg ah ay golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ay […]

read more
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo Itoobiya

Madaxweynaha Jubbaland oo ka q..

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay  in Ciidamada Darawiishta Dowlad […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *