• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

(SAWIRRO) Khayre oo la kulmay Micheal Keating

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay u jooga dalka Soomaaliya Michael Keating.

Kulanka oo ahaa mid qaatay saacad iyo wax ka badan ayaa labada masuul waxa ay kaga wada hadleen guud ahaan xaaladda siyaasadeed ee dalka, horumarka ay dowladda ku talaabsaneyso iyo la dagaallanka ururka Al-shabaab.

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Michael Keating ayaa amaanay siyaasadda dawladda ee ku dhisan horumarka iyo ladagaallanka musuq maasuqa.

Sidoo kale Keating ayaa xusay in Qaramada Midoobay ay sii xoojineyso taageerada ay siineyso Dowladda Federaalka, maamul goboleedyada iyo shacabka Soomaaliyeed, si loo gaaro hormaro la taaban karo.

Ugu dambeyntii Xasan Cali Khayre Ra’isuul Wasaaraha dalka ayaa Qaramada Midoobay gaar ahaan Micheal Keating ku ammaanay dadaalka ay ku doonayaan in Soomaaliya ay ku soo laabato dhabihii guusha.
 

You may also like

Shariif Xasan oo ka hadlay Dagaalka Shabaab

Shariif Xasan oo ka hadlay Dag..

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay wadaan qorshe Dowladda […]

read more
Dalka Liberia waxaa bilowday tirinta codadkii la dhiibtay

Dalka Liberia waxaa bilowday t..

Dalka Liberia waxaa bilowday tirinta codadkii la la dhiibtay. Iyadoo ay noqonayso xil isku wareejintii […]

read more
(Daawo Sawirrada) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo Xariga Ka jiray Suuq casri ah oo laga furay Boosaaso

(Daawo Sawirrada) Madaxweynaha..

Madaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 02 […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *