• Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay BaydhaboRead More
  • Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii MunichRead More
  • Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.Read More
  • Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo ItoobiyaRead More
  • Wararkii ugu dambeeyay qarax shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Sh.hooseRead More

(SAWIRRO) Farmaajo oo guddoomiyay shirka hannaanka dib u eegista Dastuurka

Madaxweynaha Jamhuuriyaradda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka dib u eegista Dastuurka oo xalay lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Kulanka waxaana  ka soo qeyb galay guddoonka Labada aqal ee Barlamaanka, Ra’iisul Wasaaraha XFS, Madaxwehnayaasha

Dowlad Goboleedyada, Guddiga Madaxa Bannaan ee Dastuurka iyo guddiyada kormeerka arrimaha Dastuurka ee labada aqal.
Shirkan ayaa ujeedkiisu ahaa in ay isku bartaan guddiyada arrimaha Dastuurka ee Heer Federal iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada.

Dib u eegista Dastuurka ayaa ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee horyaalla dowladda Soomaaliya, iyada oo ay xukuumaddu u qoondeysay miisaaniyad Lagu dhameystiro howlaha Dastuurka.

You may also like

Booliska Gobolka Bari oo ka hadlay nin lagu dilay Magaalada Bosaso

Booliska Gobolka Bari oo ka ha..

Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa ka warbixiyey nin Itoobiyaan ah oo lagu dilay Magaalada […]

read more
(Daawo Sawirada) Amaanka Xarunta Dowlada Hoose ee Xamar oo si weyn loo adkeenayo

(Daawo Sawirada) Amaanka Xarun..

Amaanka xarunta Dowlada Hoose ee Xamar ayaa si weyn loo adkeenayaa, waxaana dayactir lagu sameenayaa […]

read more
SAWIRRO” Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo qabanqaabineysa shirweynaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Jabuuti

SAWIRRO” Wasaaradda Boostada..

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa sheegay in wasaaraddu qabanqaabineyso shirweyne ay ka soo qeyb […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *