• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

{SAWIRRO} Boqolaal Milyan oo Shling Soomaali ah oo Bosaso Lagu Gubay

Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Bangiga Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah gubay lacag shilling Soomaali oo la sheegay in laga diidey gudaha Puntland,

sidoo kale waxaa lacagtaas kamid ahayd mid duug ah oo Puntland ka soo gashey gobolada Bartamaha Soomaaliya ah taasoo ay dhawaan qabteen Ciidanka Kontoroolka magaalada.

Waxaa ka qaybgalay munaasabaddii lagu gubey lacagta Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe oo weheliyaan maamulka gobolka, Maamulka Bangiga, Agaasimayaasha Wasaaradda.

Lacagtan sida uu sheegay maamulaha Bangiga Boosaaso Muuse Aw Xuseen waxay dhan tahay Lix boqol oo milyan oo Sh.so taasoo Puntland uga timid dhanka gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Muddooyinkii danbe waxaa Puntland ka taagnaa jaahwareer ah qaadashada lacagta shilinka, waxaana taasi keentey in qiimaha dollarku si aad ah kor ugu kaco.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *