• Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay BaydhaboRead More
  • Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii MunichRead More
  • Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.Read More
  • Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo ItoobiyaRead More
  • Wararkii ugu dambeeyay qarax shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Sh.hooseRead More

SAWIRRO: Axmed Madoobe oo tagay Xeradii lagu weeraray Ciidanka Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo safar shaqo uu uga bilawday Gobolka Gedo ayaa gaaray Magaalada Beledxaawo isagoo booqday Xero Ciidan oo ay Ciidamada Darawiishta ku leeyahiin duleedka Magaalada halkaas oo dhawaan ay weerar ku qaadeen Al-Shabaab.

Madaxweynaha oo ay wehelinayaan Sarakiil sare oo katirsan Dowlada iyo xubno labada gole kasocda waxaa ay soo kormeereen xerada oo ay hada si buuxda gacanta ugu hayaan Ciidamada Jubbaland iyadoo Madaxweynahu uu qudbad u jeediyay Askarta Dowlada.

Madaxweynahu wuxuu ku amaanay sida ay dhabar adayga ku dayashada mudan u muujiyeen Ciidamada qalabka sida oo maalmo kahor iska caabiyay weerar ay ku qaadeen Al-Shabaab.

Isagoo ka hadlayay dhibaatada ka jirta wadanka ayuu sheegay Madaxweynahu in Jubbaland looga baahan yahay isku tashi dhinaca amaanka ah iyo in ay sida ugu dhaw u bilaabanayaan hawlgalada Al-Shabaab lagaga xoraynayo meelaha ay gobolka kaga sugan yihiin.

“Caasimadii Jubbaland waxaa ay wali ku jirtaa gacanta cadawga waxaa hubaal ah Ciidanka ay tahay in ay halkaas tagaan oo ay xoreeyaan waa idinka Jarmal miyuu circa inooga soo daadan waa maya” ayuu yiri Madaxweynahu.
Al-Shabaab ayuu sheegay in ay jabeen oo ay dabka ku daadanayaan waxa kaliyaha oo ay sugayaana ay tahay in la is raaciyo oo lasoo afjaro.

“Al-Shabaab maanta inagaa Dowlad ahaana ka xoog badan Mustaqbal ahaana idinkaa ka sharaf badan oo ka niyad wanaagsan” Ayuu yiri Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam.

Ciidamadii ka qayb qaatay dagaalkii Al-Shabaab ayuu Madaxweynahu sheegay in la abaal marinayo oo ay u helayaan si joogta ah xuquuqda ay leeyahiin loogana baahan yahay in ay ka qayb qaatan hawlgalada la isugu furayo degaanka.

You may also like

Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay Baydhabo

Shir ku saabsan Amniga oo ka f..

Kulan looga hadlayo horumarinta xaaladda Amniga iyo xasilinta  degaannada hoosyimaada maamulka K/Galbeed ayaa ka furmay […]

read more
Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii Munich

Israel, Iran iyo Sacuudiga oo..

Axadii shalay ayey hogaamiyayaasha dalalkaasi khudbadahooda kasoo jeediyeen shirka sanadlaha ah ee looga hadlo Amniga […]

read more
Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.

Golaha Wasiirada oo kulan deg..

Waxaa Maanta lagu wadaa in Kulan Deg deg ah ay golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *