• Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay BaydhaboRead More
  • Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii MunichRead More
  • Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.Read More
  • Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo ItoobiyaRead More
  • Wararkii ugu dambeeyay qarax shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Sh.hooseRead More

SAWIRO. Madaxweyne qaar ka mid ah Ciidankiisa u dhigay Aroos wadareed

Bishaar Al-Asad Madaxweynaha Dalka Syria ayaa Aroos wadareed u sameeyay boqolaal Askari oo ku dhaawacmay dagaalka ay dowladdiisa kula jirto Ururka Daacish iyo xoogaga ka soo hor jeeda dowladiisa ee Syria.

Madaxweynaha Dalka Syria iyo Ururro ka shaqeeya arrimaha gudaha oo ka jira Dalkaaasi ayaa Aroos wadareed u sameeyay
boqolaal ka mid ah Askarta dalkaas oo ku dhaawacmay dagaalka ay dowladda Syria kula jirto Ururka Daacish.

Munaasibaddan ayaa lagu qabtay Magaalada Laatikiya ee dalka Syria,halkaas oo Askarta aroosayay ay xirnaayeen Tuutaha dagaalka halka Gabdhaha loo xiray Taaj ka sameysay Caddaan iyo Calanka Dalka Syria.

Dhacdadii tan ka horreeyay 2013kii ayaa 15 Askari mar qura loo guuriyay Dadka ka hadlay Munaasibaddan ayaa u jeedka ku sheegay in Dadka dalkaas iyo Carruurtooda la jecleysiiyo dalkooda,Askartii naftooda u hurayna loo abaal gudo.

You may also like

Booliska Gobolka Bari oo ka hadlay nin lagu dilay Magaalada Bosaso

Booliska Gobolka Bari oo ka ha..

Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa ka warbixiyey nin Itoobiyaan ah oo lagu dilay Magaalada […]

read more
(Daawo Sawirada) Amaanka Xarunta Dowlada Hoose ee Xamar oo si weyn loo adkeenayo

(Daawo Sawirada) Amaanka Xarun..

Amaanka xarunta Dowlada Hoose ee Xamar ayaa si weyn loo adkeenayaa, waxaana dayactir lagu sameenayaa […]

read more
SAWIRRO” Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo qabanqaabineysa shirweynaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Jabuuti

SAWIRRO” Wasaaradda Boostada..

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa sheegay in wasaaraddu qabanqaabineyso shirweyne ay ka soo qeyb […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *