• (SAWIRRO) Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo kala duwanRead More
  • DAAWO MUQAAL:Soo dhoweyntii Muqdisho loogu sameeyay Gudomiyaha Baarlamaanka JabuutiRead More
  • Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Dagaallamay Gaalkacyo Iyo Khasaare DhacayRead More
  • SAWIRRO “Guddoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay Safiirka TurkigaRead More
  • Xildhibaano ka tirsan BF oo kormeeray xabsiga dhexe ee XamarRead More

Ra’isul wasaare Kheyre oo Kormeeray Xarunta Akadeemiyada Fanka

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Kormeer waxa uu ku tagay Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo ku taalla nawaaxiga xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya .

Waxaana ra’isul wasaare kheyre oo khudbad dheer ka jeediyay munaasabad lagu qabtay xarunta Akadeemiyada, uu sheegay in ay ka shaqeyso howlahan ay ku magacaaban tahay, ayna Astaan u tahay ka shaqeynta jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed.

kale ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in waxyaabaha Ummadda Soomaaliyeed ka dhaxeeya ay tahay
Afka Soomaaliga oo uu ugu baaqay shacabka in qofna uusan ka faanin waxa uu jiritaankiisu ku taagan yahay oo ah Afka Soomaaliga .

Ugu dambeyn madaxda Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ayaa madasha ka qiray in ra’isul wasaare kheyre uu yahay ra’isul wasaarihii ugu horeeyay Abid taariikhda Soomaaliya ee booqda xaruntaasi.

You may also like

(SAWIRRO) Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo kala duwan

(SAWIRRO) Shirka Golaha Wasiir..

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka ay maanta yeesheen oo uu […]

read more
DAAWO MUQAAL:Soo dhoweyntii Muqdisho loogu sameeyay Gudomiyaha Baarlamaanka Jabuuti

DAAWO MUQAAL:Soo dhoweyntii Mu..

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Xildhibaano  reer jabuuti ah ay kamid yihiin […]

read more
Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Dagaallamay Gaalkacyo Iyo Khasaare Dhacay

Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Da..

Dagaal dhaxeeyay maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ka dhacay maanta suuqa magaalada […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *