• Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay BaydhaboRead More
  • Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii MunichRead More
  • Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.Read More
  • Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo ItoobiyaRead More
  • Wararkii ugu dambeeyay qarax shacab ay ku dhinteen oo ka dhacay Sh.hooseRead More

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo maanta ku wajahan degmada Baraawe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu wadaa inuu socdaal ku tago degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay xaqiijinayaan warar laga helayo Madaxtooyada.

Safarka Ra’iisul Wasaaraha ku tagayo Baraawe ayaa la xiriira kormeerka ciidamada iyo howl galada dowladdu qorsheyneyso inay dhowaan ku qaado Al-Shabaab.

Wararka qaar ayaa sheegaya in socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ay ku wehlin doonaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo saraakiil ciidan.

Ciidamada xoogga dalka ayaa maalmihii u dambeeyay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka waday  Baraawe, waxaana ay shalay la wareegeen deegaano hoos-yimaado degmada Baraawe.

Degmada Baraawe oo ah deegaan xeebeed istiraatiiji ah ayaa ka mid aheyd degmooyinkii ay ku xoogganaayeen Al-Shabaab oo laga saaray dhamaadkii sanadkii 2014.

You may also like

Shir ku saabsan Amniga oo ka furmay Baydhabo

Shir ku saabsan Amniga oo ka f..

Kulan looga hadlayo horumarinta xaaladda Amniga iyo xasilinta  degaannada hoosyimaada maamulka K/Galbeed ayaa ka furmay […]

read more
Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii Munich

Israel, Iran iyo Sacuudiga oo..

Axadii shalay ayey hogaamiyayaasha dalalkaasi khudbadahooda kasoo jeediyeen shirka sanadlaha ah ee looga hadlo Amniga […]

read more
Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ka yeelanaya Muranka u dhexeeya wasaarada maaliyada iyo ganacsatada.

Golaha Wasiirada oo kulan deg..

Waxaa Maanta lagu wadaa in Kulan Deg deg ah ay golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ay […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *