• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Rag Hubeysan oo Weerar ku qaaday xarun Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Dharkenley

Kooxo hubysan ayaa saakay weerar Bambaanooyin ah ku qaaday fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir.

Goobjooge la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xarun ciidamada dowladda, gaar ahaan ciidamo ay dhawaan tababartay dowladda Imaaraadka lagu weeraray xarun ay ku leeyihiin Xaafadda Kaawa Godey Degmada Dharkenley ee Magaalada Muqdisho.

Waxaana uu tilmaamay in weerarkaasi ay ku dhaawacantahy Haweeney da’ah oo ka mid ahayd dadka deegaanka.
Sidoo kale Goobjoogahan ayaa intaasi raaciyay in weerarka kadib ciidamada dowladda ay howlgallo ka sameeyeen nawaaxiga Kaawa Godey, islamarkaana ay gacanta ku soo dhigeen mid ka mid ah Raggii ka dambeeyay weerarkaasi.

Muddooyinkii dambe ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacayay falal liddi ku ah ammaanka, sida weeraro qaraxyo ah, xilli dowladda Soomaaliya ay ku dhaawaqday dagaal ka dhan ah Al Shabaab oo weli ku xoogan Koonfurta iyo Baratmaha Soomaaliya.

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *