• (SAWIRRO) Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo kala duwanRead More
  • DAAWO MUQAAL:Soo dhoweyntii Muqdisho loogu sameeyay Gudomiyaha Baarlamaanka JabuutiRead More
  • Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Dagaallamay Gaalkacyo Iyo Khasaare DhacayRead More
  • SAWIRRO “Guddoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay Safiirka TurkigaRead More
  • Xildhibaano ka tirsan BF oo kormeeray xabsiga dhexe ee XamarRead More

QM oo baaq u dirtay dadka kunool Hirshabeelle

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo lagu doortay Shalay Magaalada Jowhar.

Qaramada Midoobey waxa ay sheegtay in Madaxweynaha cusub laga doonaayo in uu waxbadan ka qabto xaaladda cakiran ee degaanada maamulka Hirshabeelle.

Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqday in dhammaan dhinacyadda kunool Hirshabeelle in ay aqbalaan Natiijadii uu kusoo baxay Maxamed Cabdi Waare.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa shalay doorashadda ka dhacday Magaalada Jowhar ku doortay Maxamed Cabdi Awaare, ka dib markii Bishii hore ay xilka ka qaadeen Cali Cabdullaahi Cosoble.

You may also like

(SAWIRRO) Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo kala duwan

(SAWIRRO) Shirka Golaha Wasiir..

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka ay maanta yeesheen oo uu […]

read more
DAAWO MUQAAL:Soo dhoweyntii Muqdisho loogu sameeyay Gudomiyaha Baarlamaanka Jabuuti

DAAWO MUQAAL:Soo dhoweyntii Mu..

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Xildhibaano  reer jabuuti ah ay kamid yihiin […]

read more
Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Dagaallamay Gaalkacyo Iyo Khasaare Dhacay

Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Da..

Dagaal dhaxeeyay maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ka dhacay maanta suuqa magaalada […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *