• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Qarax weyn oo ka dhacay Shiinaha

Wararka naga soo gaaraya dalka Shiinaha ayaa waxa ay sheegayaan in qarax weyn laga maqlay wershad ku taalla magaalada Ningbo ee dalka Shiinaha.

Qaraxa ayaa ka dhacay degmada Jiangbei, waxaana saraakiishu ay ku tilmaameen mid halis.
Waxa ay intaasi ku dareen in gawaari tiro badan oo ah kuwa gurmadka degdegga ah halkaasi loo diray.

Wararka qaar ayaa sheegaya in guryo ku yaallay meel u dhow wershaddaasi uu qaraxa ka dhacay ay burbureen.

Sawirro la soo dhigay baraha xiriirka bulshada ayaa muujinayay dhibbanayaasha qaraxaasi oo dhulka daadsan iyo guryo burbursan.

Ilaa iyo haatan si rasmi ah looma oga dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay qaraxaasi iyo sidoo kale waxa sababay

You may also like

Daadad dad ku dilay tuulada Aw-Barkhadle

Daadad dad ku dilay tuulada Aw..

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]

read more
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay..

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)

read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigg

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *