• SAWIRRO”Aabaha Wiil yar oo Boorso lagu tahriibinayay oo Xabsi ka bad baadayRead More
  • Kulan ay K/ Waqooyi iyo Maraykanka yeelan lahaayeen oo la baajiyayRead More
  • SAWIRRO’RW Kheyre & Madax kale oo ka qeyb galay Janaasada marxuum Axmed Diiriye CaliRead More
  • Ciidamada Badda Soomaaliya oo markii ugu horeysay bur-burkii kadib ka qayb galay dhoolatus Caalami ah oo ka dhacay Xeebaha Soomaaliya.Read More
  • SAWIRRO: Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyada LibyaRead More

Qarax Gaari oo Goor Dhow ka dhacay M/ Muqdisho

Waxaa goor dhow qarax xoogan uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Waabari ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ka dhashay Gaari nuuca loo yaqaano SPACIO, kaas oo la sheegay in uu qarxay xilli uu marayay gudaha degmadaasi.

Goobjooge halkaasi ku sugnaa ayaa sheegay in qaraxaasi uu ku dhawaacmay shaqsigii watay Gaariga, walow aan la ogeyn waxa uu ahaa.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee Dowladda ayaa lagu soo warramayaa in ay goobta gaareen, kuwaas baaritaano ka wada halka uu qaraxu ka dhacay.

Muddooyinkii ayaa waxaa Muqdisho ka dhacayay falal liddi ku ammaanka, sida qaraxyo iyo dilal qorsheysan, kuwaas oo qaarkood ay sheegteen Xarakada Al Shabaab.

You may also like

SAWIRRO”Aabaha Wiil yar oo Boorso lagu tahriibinayay oo Xabsi ka bad baaday

SAWIRRO”Aabaha Wiil yar..

Nin kasoo jeeda dalka Ivory Coast ayaa si dirqi ah xabsi uga bad baaday ,kadib markii […]

read more
Kulan ay K/ Waqooyi iyo Maraykanka yeelan lahaayeen oo la baajiyay

Kulan ay K/ Waqooyi iyo Marayk..

Aqalka cad ee Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in wakiilo ka socday Kuuriyada Waqooyi ay […]

read more
SAWIRRO’RW Kheyre & Madax kale oo ka qeyb galay Janaasada marxuum Axmed Diiriye Cali

SAWIRRO’RW Kheyre &..

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Somalia iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galay salaada janaasada marxuum Nabadoon […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *