Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay waxa ay dalka keeneen Qalab lagu ogaanayo kiisaska Kufisga la xiriira.
Wasaaradda Cadaalada Maamulka Puntland ayaa Magaalada Garowe waxa ay ku soo bandhigtay Qalabkan lagu ogaanayo Kufsiga loona habraacayo, Iyadoo Qalabkan uu fududeynayo arrimaha la xiriira is qab qabsiga, dilka, kufsiga iyo waxyaabo badan.
Agaasimaha Wasaaradda Cadaalada Maamulka Puntland Maxamed Cali Faarax ayaa sheegay Qalabkan in uu yahay midkii ugu horeeyay ee la keeno dalka.
Maxamed Cali Faarax Agaasimaha Wasaaradda Cadaalada Maamulka Puntland waxa uu sheegay Qalabkan in uu fududeynayo waxyaabo badan, baahi weyna loo qabay cadeyna uu u yahay arrimaha la xiriira dambiyada.
Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay kadib markii dooxa tuulada Aw-Barkhadle ee Bariga […]
read moreMadaxweyne Farmaajo oo sheegay in dib loo howlgelinayo Kuliyaddii ciidamada Jaalle Siyaad (Daawo Sawirro)
read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
read more
Leave a Reply