• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Qaar ka mid ah Hawenka ka shaqeeyo Nadaafada Gobolka Banadir oo lagu biifufiyay wax sun loo maleynayo

Haween ka shaqeenayay Nadaafada Dagmada Cabdicasiis ayaa lagu buufiyay wax loo maleenayo Sun waxaana ku buufiyay Rag watay Gaari Noha ah oo aan taargo la heen kaasi oo goobta ka baxsaday.

Haweenka Sunta lagu buufiyay tiradooda waxa ay gaareysaa 9 waxaana liidata xaaladda Afar kamid ah Haweenkaasi oo jirkooda uu isbadalay kuwaas oo loo qaaday Spitaalka Erdugan ee Ex Digfeer.

Maamulka Dagmada C/casiis ayaa xaqiijiyay dhacdadaasi, iyaga oo dhanka kale sheegay inay ku raadjoogaan cidii ka dambeysay arintaasi.

Dhaqaatiirta Caafimaadka ee Spitaalka Hubaal oo haweenkaasi qaar kood la geeyay oo ku yaala Xaafada Sanca ayaa Kulmiye u sheegay inaysan ka hordhici Karin waxa lagu buufiyay Haweenkaasi,balse ay dib ka soo sheegi doonaan.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *