• Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.Read More
  • Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka MaaliyaddaRead More
  • Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ahRead More
  • Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada”Read More
  • Cabsi dhinaca Amaanka ah oo ka taagan gobolka Waqooyi Bari KenyaRead More

Puntland oo sheegtay in ay soo gaba-gabeysay Howlgalkii Buuraha Galgala ee gobalka Bari

Ciidanka Amniga Puntland ee “PSF” ayaa waxay soo Geba-gebeeyeen hawlgallo dagaal oo ka socda deegaano ku yaala duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ee Puntland.

Saraakiisha amaanka Puntland ayaa sheegay in howlgalkii socday (14-16 March 2018) islamarkaana ay ka wadeen deegaanada buuraleyda Dhagax-dhaabur,Madarshoon,Karin Xagarood iyo Diindigle ee Buuraha Cal Madow.

Saraakiisha Puntland ayaa sheegay in hawlgalladan ay ku dileen 18 xubnood oo ka tirsan Al Shabaab sida ay hadalka u dhigayn sidoo kalane ay bur buriyeen Saldhigyo ay shabaab daganaayeen.

Ciidanka Puntland ayaa waxaa la sheegay in Maalin kasta ay howlgalo ka sameeyaan Qeybo ka mid ah gobalka Barri oo ku badan yihiin Dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Al-Shabaab iyo Ciidamada Amaanka Puntland ayaa Dhowr jeer ku dagaalamay Buuraha calmadow ee gobalka Barri.

You may also like

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

Wasaaradda Gaashaandhiga Somal..

Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia Oo Soo Bandhigtay Waqtiga Ka Bixitaanka Ciidamada AMISOM Ee Dalka.

read more
Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduun..

Wasiir Beyle ”Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka Maaliyadda

read more
Wasaaradda Dastuurka oo Muqdisho ku soo xirtay Tababar heer sare ah

Wasaaradda Dastuurka oo Muqdis..

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa soo xiray […]

read more

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *